
Culimada Deegaanka Galdogob ayaa xukun ku riday Dhalinyaro(Teen-Age)Gabar kufsatay oo faafiyay muuqaalka kufsiga:
Dhalinyaraddan ayaa lagu kala xukumay Boqolaal Jeedaal in lala dhaco, xabsi iyo mag-dhaw lacageedna inay bixiyaan,waxaana loo kala xukumauy sidatan:
1-Shirwac Jamac Junle: 200 oo jeedal, 10 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.
2-Yaasir Maahir Xaashi, 200 oo jeedal, 8 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.
3-Ayaanle wale, 100 jeedal, 7 sano oo xarig ah, ganaax lacageed.
4-Yaxye Awkax, 100 jeedal, 6 sano oo xarig ah, ganaax lacageed.
5-C/risaaq Xoosh Jibriil, 100 jeedal, 5 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed
Great News


