https://youtu.be/c-ZaK6fWK7M
The Look of faysal ali waraabe

https://youtu.be/RnFC5jo8deI
Cali khaliif Galaydh tells faysal ali waraabe Get your Hands off Me


Boqolal shacabka reer Laascaanood ah ayaa ka qayb galay soo dhawaynta Wafdiga Khaatumo kuwaas oo wata Calanka Jamuuriyada Soomaalia iyo calanka Maamulka Khaatumo State.
Wafdiga Madaxwayne Galaydh ayaa u gudbay Magaalada Widh-widh ee Gobolka Cayn, Isagoona Safar Dhulka ah kusii Mari doona Deeagaanada Kalabaydh, Xidhxidh Iyo Balihadhac.