

Three new dams in Somaliland
2 in Saaxil
1 in Sool, outside Las Anod
Refurbishment of Berbera Airport
Investment in Berbera port
2nd Berbera port
expansion and resurfacing of Berbera - Tog Wajaale road
https://www.youtube.com/watch?v=HIBgtnDdEqU
Moderator: Moderators
ma carab baad Dhulbahante ka xigta idooryahow gunta ah.
No need to be greedy, the pie is big enough for everyone.
Yaa gun ah? Midagaha Daarood ayaabad tahay . Aabahaa ina Carro seed magan sawtu kugu cadeeyey in lagu xaqiro.
Dhulbahante waa reer taarikhda Daarood ismaaciil baal dahab ah kaga jira. Daaroodku inu ku faano moye, ma xaqiro, waaba Sayid Mohamed Abdulle Hassan oo la dhalay.X.Playa wrote: Thu Feb 16, 2017 2:40 pmYaa gun ah? Midagaha Daarood ayaabad tahay . Aabahaa ina Carro seed magan sawtu kugu cadeeyey in lagu xaqiro.
Somali waa midaan shido iyo midaan shideeyaaye
Adna shirshooraad ka tahay sharada maantaase
Idoorka kaa sheexaya ( ku xaqiraya) uma sharaadeene ( umaad faanteen)
Wan ku barayaye qalin iyo bug soo diyaarso.X.Playa wrote: Thu Feb 16, 2017 4:01 pm Ma anaad gabay iyo taariikh i baraysaa wiilyow dabatada ah ee laangaab ka ah.
Gabaygaa aan soo qoray waxa tiriyey ina Carro oo diiwaankiisu ku jiraa oo wuxu tiriyey 1911 oo daraawiish ku soo duuleen Buhoodle geelina laga dhacsaday. Wiilka qurjiga dheer ee awowga ooyaaye cali dhuux baa gabay faan ah u tiriyey daraawiish isagoo cudud Dhulbahante ku faanaya. Gabayga cali qurjiile waxa ka mid ahaa.
Shuunkii harti oo wada fadhiya sheel caska iyo ceelka
Oo qoriga lala so shir tagay kun iyo shay gaadhay
Dar aan idin shideeyeenba waanaga shisheeyeene
Shalandi wadaadkii shagax ma siiseen dhe
Gabaygaas waxa la yidhaahdaa " shuunkii harti " cali dhuux oo oo u faanay daraawiish oo yidhi hadaad ku duuli lahaydeen h.y ama h.j taasi idin kumay dhacdeen ayuu ina Carro gabaygaa soo tiriyey oo cali iyo Dhulbahante ku yaraysanyo qirayana in h.j iyo h.y ay dhulbahante xaqiraanba.
Baraanburkan dambe waa gabay laysu geegeeyey oo tuducyo aan ku jirin lagu daray asal ahaana u lahaa nin la odhan jiray siciid qamax.