Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa Farmaajo kula taliyay inuusan xilka Ra’iisal wasaaraha u magacaabin beeshooda, ayna doonayaan inay ka xoreeyaan cadaadis uga yimaada beesha Muddulood, taasoo keentay in musharixiin kasoo jeeda beeshaasi ay ka caroodaan.