Somaliya aan u duceyno
Moderator: Moderators
Somaliya aan u duceyno
Ilahow dadkayaga iyo dalkayaga amaano ka yeel , ilahow qalbiga dad kayaga isku so hanuuni oo is wafaji oo ka sar kala dadssnanta kana dhig dad is jecel oo cudurka qabyalada ka fiyow , ilahow midnimo midnimo midnimo
Dadku wa daalay oo wa tabalaysan yahay ee waxan u rajeyey nabad , barwaqo iyo horumar
Ilahow na sii madax , hogamiyayal iyo adegayal bulsho oo caadil ah oo nagu mamula xaq , ilahow naga qabo kuwa danaystaha , qabiilihistaha iyo musuqmasuqa
Aamin
Fatix.
Dadku wa daalay oo wa tabalaysan yahay ee waxan u rajeyey nabad , barwaqo iyo horumar
Ilahow na sii madax , hogamiyayal iyo adegayal bulsho oo caadil ah oo nagu mamula xaq , ilahow naga qabo kuwa danaystaha , qabiilihistaha iyo musuqmasuqa
Aamin
Fatix.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3237
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Somaliya aan u duceyno
Faataaxa Aamin.
Re: Somaliya aan u duceyno
Hadaad daacad tahay bal Somaliland na u ducee?
- 26June1960
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1400
- Joined: Mon Mar 30, 2015 1:28 am
Re: Somaliya aan u duceyno
Maamul goboleedka ku dhisan qadiyada beesha Chihuahua e layidhaahdo somaliland ducada way ku jirta maadama e ka midtahay wadanka Soomaaliya.

Re: Somaliya aan u duceyno
Soomalia waa kuwu talyaanigu wasi jiray raga haysku qaldin adeer wiilkaaga faqashta ah ee u waashay waa lay haystaa iyo tolaay.
Kolay idinkaa isu duceeyey anaku aamin odhan mayno oo dad maalin kaste na habaaraya aamin nagama dhaxayso.
Kolay idinkaa isu duceeyey anaku aamin odhan mayno oo dad maalin kaste na habaaraya aamin nagama dhaxayso.
- 26June1960
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1400
- Joined: Mon Mar 30, 2015 1:28 am
Re: Somaliya aan u duceyno
Shiqsi baad tahay adigu, aaminta lagama aqbaliyo. Kolay anigu waxaad la woof woof leedahay baan garanwayay. You have repetitively shown us all where you stand. Good for you and I wish you the best.X.Playa wrote: Sun Feb 26, 2017 10:57 pm Soomalia waa kuwu talyaanigu wasi jiray raga haysku qaldin adeer wiilkaaga faqashta ah ee u waashay waa lay haystaa iyo tolaay.
Kolay idinkaa isu duceeyey anaku aamin odhan mayno oo dad maalin kaste na habaaraya aamin nagama dhaxayso.


Re: Somaliya aan u duceyno
No midnimo. But in ta kale, Amin
Re: Somaliya aan u duceyno
Inta kale xataa waad ku qaldantay. Iska daa muxibada badan.
Re: Somaliya aan u duceyno
26June1960 wrote: Sun Feb 26, 2017 11:04 pmShiqsi baad tahay adigu, aaminta lagama aqbaliyo. Kolay anigu waxaad la woof woof leedahay baan garanwayay. You have repetitively shown us all where you stand. Good for you and I wish you the best.X.Playa wrote: Sun Feb 26, 2017 10:57 pm Soomalia waa kuwu talyaanigu wasi jiray raga haysku qaldin adeer wiilkaaga faqashta ah ee u waashay waa lay haystaa iyo tolaay.
Kolay idinkaa isu duceeyey anaku aamin odhan mayno oo dad maalin kaste na habaaraya aamin nagama dhaxayso.![]()
![]()
Cudurkaaga waanu naqaan adoo awalba isaaq necbaa oo jaajuus Afweyne dadka u basaasi jiray ahaa ayaa reer kaad jabkooda u alwanaysay baa Afweyne ka adkaaday adigiina ku qabsaday.
We understand the dhulos humiliation.
Re: Somaliya aan u duceyno
I find it very naive. Why would anybody pray for his enemy? Are you applying for prophet-hood?
Re: Somaliya aan u duceyno
I don't really consider them enemy though. However I am all about playing hard ball and trying to gain advantage over them as much as possible but I still want them around.
Re: Somaliya aan u duceyno
They are the enemies of SL and as far as any human being is concerned the enemy of your people is your enemy. I don't know what you are basing your opinion on.
Re: Somaliya aan u duceyno
Depends who you ask. My worse enemy are SL politicians actually . If they handled and managed SL affairs like they should have, everything else would aligned and fall into place.
You gotta handle your business first
You gotta handle your business first
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 687 Views
-
Last post by ...'' Brown Suga ''...
-
- 0 Replies
- 759 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 313 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 19 Replies
- 1913 Views
-
Last post by thuggy_angel
-
- 13 Replies
- 761 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 13 Replies
- 1431 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 9 Replies
- 56 Views
-
Last post by zingii
-
- 4 Replies
- 749 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 13 Replies
- 926 Views
-
Last post by Ina Baxar