Reer Mudug Tacsi Diraya: waryaa aabbe Allaha u naxariisto jileecana iska daa awalba wu dhiman lahaaye.
Reer Barri: ar ma go'ay! ilaahay ha unaxaristo bowe waa lawada dhimanaaya.
Reer burco tacsi diraaya: wll maalinba mid baa la qaadaayaa how bixin, markuumkana samir iyo iimaan.
Reer hargaysa: inta fargatay alla yaaraxmu.
Reer garoowe: war niyahow nin weyn ba tahaye xishood oo dunidaada dhinac ka raac aabo anaga dhan buu naga wada baxaye.
Reer Shabeelle: Duqa waaba dhintee suwaxdii Sab ma jirtaa.
Reer Baydhaba: Aaw Sadago isku bihi wal du'eeyee.
Reer Xamar: Igaarkey filin hindi eh iska daabo murugtaan a is raacin, waa la wada dhimanaa
Reer Jabuuti: Yaakhii dhimasho intee ka aadnaa.
Iminkana tacsidii ayay maraysaa!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
- whitehartlane
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2041
- Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm
Re: Iminkana tacsidii ayay maraysaa!!
KingWaslawi wrote: Mon Feb 27, 2017 1:56 pm Reer Mudug Tacsi Diraya: waryaa aabbe Allaha u naxariisto jileecana iska daa awalba wu dhiman lahaaye.
Reer Barri: ar ma go'ay! ilaahay ha unaxaristo bowe waa lawada dhimanaaya.
Reer burco tacsi diraaya: wll maalinba mid baa la qaadaayaa how bixin, markuumkana samir iyo iimaan.
Reer hargaysa: inta fargatay alla yaaraxmu.
Reer garoowe: war niyahow nin weyn ba tahaye xishood oo dunidaada dhinac ka raac aabo anaga dhan buu naga wada baxaye.
Reer Shabeelle: Duqa waaba dhintee suwaxdii Sab ma jirtaa.
Reer Baydhaba: Aaw Sadago isku bihi wal du'eeyee.
Reer Xamar: Igaarkey filin hindi eh iska daabo murugtaan a is raacin, waa la wada dhimanaa
Reer Jabuuti: Yaakhii dhimasho intee ka aadnaa.
War meesha ma loo dhanyahay mase qabiilada qaarkood waad ilawday inaad wax ka dishid miyaa. Boowe, Waad adiga reer puntland sadex aabo ka dilaye ..see wax u jiraan?
PS. I thought "yaakhey" was a reer xamar thing, ilayn Djibouti na way ka tuurtaan
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 285 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 340 Views
-
Last post by Bunayste
-
- 45 Replies
- 2165 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 11 Replies
- 1449 Views
-
Last post by Chinaman
-
- 28 Replies
- 1647 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 251 Views
-
Last post by Maroodijex
-
- 0 Replies
- 390 Views
-
Last post by Samatalis249
-
- 2 Replies
- 406 Views
-
Last post by Amirsade
-
- 2 Replies
- 602 Views
-
Last post by caadani90
-
- 4 Replies
- 530 Views
-
Last post by Nubis