Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
Moderator: Moderators
- Sharmarke91
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1511
- Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
Deg-Deg:Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera kadib Markii Madaxwayne Farmaajo Diiday Faragalinta Kasta oo Somalia Lagu Dayo (Warbixin)
:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wada mooshin ka dhan ah Saldhiga Milateri ee Imaaraadka carabta ka sameysaneyo magaalada Berbera ee Somaliland.
Golayaasha Guurtida iyo Wakiilada ee Maamulka Somaliland ayaa bishii la soo dhaafay ansixiyay heshiis ay kala saxiixdeen Maamulka Somaliland iyo Imaaraadka carabta, kaasoo dhigaya in Imaaraadka Saldhig ka sameysto garoonka diyaaradaha Berbera.
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in heer gabo gabo ah uu u marayo diyaarinta mooshinkan, ayna maalmaha soo socda hor-geyn doonaan Guddoonka Baarlamaanka.
Xildhibaanada ayaa sheegay in Saldhiga Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Berbera ay tahay arrin dhaawaceysa jiritaanka Midnimada Soomaaliya, isla markaana ah xadgudub.
Kulankii Baarlamaanka ee Sabtidii ayaa Xildhibaano qaar soo hadal qaadeen arrinta saldhiga Imaaraadka Carabta, hase ahaatee Guddoomiye Jawaari ayaa diiday in laga hadlo, iyadoo aanay ku jirin ajandaha, waxaa uu xusay in loo baahan yahay in hadii la rabo in laga hadlo ama laga doodo mooshin laga keeno.
Xiisada diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa cirka isku sii shareereysa, kaddib markii Imaaraadka Carabta u yeertay Safiirkii u joogay Somalia, sababo ku aadan muranka iyo cabashada dowladda Somalia ka keentay saldhiga Milateri.
Imaaraadka Carabta ayaa dhowrkii sano ee u dambeeyay si weyn ugu lug laheyd arrimaha Soomaaliya, iyadoo xiriiro dhow la laheyd maamulada dalka, kuwaasoo qaarkood ugu deeqday saanad milateri, iyo gaadiid isugu jira mid ciidan iyo kuwa madaxda lagu qaado ee aan xabadaha karin.
Guul Somalia iyo Insha allah

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
UAE will collaborate with xamar to solve this issue 

Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
AMISOM protectorate has no power or ligitimacy in SL.
They are irrelevant
They are irrelevant
Last edited by Futurist on Mon Mar 06, 2017 5:51 am, edited 1 time in total.
Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
mashallah.guul somalia.
- 26June1960
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1400
- Joined: Mon Mar 30, 2015 1:28 am
Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
Supposedly you're 22 years old. Why the enormous hatred towards Somalia (the country of your origin) and the Somali people except your tribe?Futurist wrote: Mon Mar 06, 2017 5:39 am AMISOM protectorate has no power or ligitimacy in SL.
They are irrelevant
- Sharmarke91
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1511
- Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
You obviously don't know the definition of the word legitimacyFuturist wrote: Mon Mar 06, 2017 5:39 am AMISOM protectorate has no power or ligitimacy in SL.
They are irrelevant
Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
Wanlawein keep up the comedy hehehe
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
Guul wacan oo wanaagsan, this mooshin will pass unanimously. Hands off our territory UAE. 

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
Guys he is small kid taking his first step toward the world of forms , those kind of coming generation is what created by civil war and hate among us that lead those kids to hate their mother land all his life didnt see Somalia what they know is only SL is from the TV iyo forms, same thing goes to PL iyo kilinka shanaad iyo NFD .26June1960 wrote: Mon Mar 06, 2017 5:55 amSupposedly you're 22 years old. Why the enormous hatred towards Somalia (the country of your origin) and the Somali people except your tribe?Futurist wrote: Mon Mar 06, 2017 5:39 am AMISOM protectorate has no power or ligitimacy in SL.
They are irrelevant
Markaas relax guys soon he will realized what is going on

Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
If they pass this motion it is a declaration of war against SL
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
If that motion happen and UAE accept , what you would doFuturist wrote: Mon Mar 06, 2017 6:25 am If they pass this motion it is a declaration of war against SL

Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
It will be treated as an act of economic warfare.FBISOMALIA wrote: Mon Mar 06, 2017 6:32 amIf that motion happen and UAE accept , what you would doFuturist wrote: Mon Mar 06, 2017 6:25 am If they pass this motion it is a declaration of war against SL![]()
![]()
![]()
I dont know why your laughing. Mogadishu has a monopoly on all the development and aid funding. Puntland gets nothing. They oppose all developments in SL and PL.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
The motion if for military not the DP .Futurist wrote: Mon Mar 06, 2017 6:36 amIt will be treated as an act of economic warfare.FBISOMALIA wrote: Mon Mar 06, 2017 6:32 amIf that motion happen and UAE accept , what you would doFuturist wrote: Mon Mar 06, 2017 6:25 am If they pass this motion it is a declaration of war against SL![]()
![]()
![]()
I dont know why your laughing. Mogadishu has a monopoly on all the development and aid funding. Puntland gets nothing. They oppose all developments in SL and PL.
- Ben Dover
- SomaliNet Super
- Posts: 5259
- Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
- Location: getrichathome.co.uk
- Contact:
Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
Somalia has a parliament.

- Sharmarke91
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1511
- Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
Re: Baarlamaanka Somalia oo Wada Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
Yeah one that's elected every four years according to the constitution unlike the statlet of Idoria, where a non representative hereditary "parliament" exists.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 273 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 0 Replies
- 410 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 3 Replies
- 843 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 3 Replies
- 36 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 0 Replies
- 334 Views
-
Last post by GAMES
-
- 10 Replies
- 671 Views
-
Last post by Ashlee
-
- 12 Replies
- 1702 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 2 Replies
- 760 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 2 Replies
- 242 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 17 Replies
- 2342 Views
-
Last post by gobdoon