Abaaraha , gaajada , harasdka somali
Posted: Thu Mar 16, 2017 7:25 am
Wale wa yaab dad iyo duunyo in dhimatay iyo in tabalaysan kuweena qurbaha joogana mala yacni qabiil ictiraf radin iwm ban ku mashquulna somalidu waxay mahmaah lax walba shilalka ay is dhigto lagu gawraca
War somaliyey hurdada ka kaca gudaha iyo dibada oo dadka walalaheen ah aan u gurmano , oo dadka hala daad gureeyo oo xeryo hal sameeyo oo ha lo dad gureeyo meelo ka fiican meshooda.
War somaliyey hurdada ka kaca gudaha iyo dibada oo dadka walalaheen ah aan u gurmano , oo dadka hala daad gureeyo oo xeryo hal sameeyo oo ha lo dad gureeyo meelo ka fiican meshooda.