hegayso Waraysi: R/wasaare Kheyre oo Gurigiisa kusoo Booqday IMAAMKA Beesha Mudulood iyo wixii dhexamaray
Mar 23, 2017 - 8 Aragtiyood
Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho ku booqday imaamka beesha Muddulood Imaam Maxamed Yusuf Cali.
Ra’isul-wasaaraha ayaa waxaa booqashadiisa ku wehliyay qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirrada ee metela beesha Muddulood.
Ra’isul-wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa waxa uu kulan la qaatay imaamka Muddulood, isaga oo kala hadlay arrimo ku saabsan xaaladda dalka, gaar ahaanna dhismaha xukuumadda cusub, iyo taageerada beesha Muddulood.
HALKAN KA DHEGAYSO WARAYSIGA IIMAANKA
Imaamka beesha Muddulood ayaa waxa uu idaacadda maxalliga ah ee Dalsan uga warramay kulanka uu la qaatay ra’isul-wasaaraha, Wuxuuna sheegay in Beesha Mudulood ay Dawlada la shaqayn doonto, Islamarkaana uu R/wasaare khayre yahay nin Dalka, Diinta iyo dadkaba wax u tari doona.
Somali PM R/wasaare Kheyre pays Visit to IMAAMKA Beesha Mudulood House for Blessing
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 43 Replies
- 3016 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 7 Replies
- 778 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 0 Replies
- 469 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 15 Replies
- 2250 Views
-
Last post by Prlnce
-
- 2 Replies
- 519 Views
-
Last post by sahal80
-
- 10 Replies
- 1964 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 27 Replies
- 2611 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 2 Replies
- 519 Views
-
Last post by SuperLander
-
- 2 Replies
- 632 Views
-
Last post by adam2000