It Rains Cats and Dogs in M.Shabelle

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

It Rains Cats and Dogs in M.Shabelle

Post by Strategic »

Roobka ayaa ka da’ay degmada Mahaday iyo deegaanada ku dhow dhow sida deegaanka Iji,Oobaale, Caadley,Ceelbaraf,Cali Fooldheere,Dhurwayle iyo deegaano kale.

Wararka ayaa waxaa ay ku darayaan in sidoo kale roobka uu ka da’ay deegaano dhinaca galbeed iyo dhinaca Waqooyi  ka xiga magaalada Jowhar sida tuulada Libiga,Xaanshooley,Dhaaygawaan,dhumaley iyo qaar kale.

Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa ka jirey gobolka Sh/dhexe kuleyl heerkulkiisu uu meelaha qaarkood ku dhowaanayay 40degree. Deegaano badan oo ka mid ah gobolka Sh/dhexe ayaa xoolo dhaqatada waxa ay ka hayaameen deegaanadoodii iyagoo miciin bidey hareeraha wabiga Shabellle.

Bilihii la soo dhaafay ayaa jiilaal adag uu ka jirey guud ahaan dalka Soomaaliya waxaana dhowaan laga sameeyay inta badan dalka roob doon Alle loogaga baryayo in uu kuleylka ka saaro uuna ummadiisa raxmad kheyr qabta u keena.

 
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: It Rains Cats and Dogs in M.Shabelle

Post by Strategic »

Roob lagu qabowsaday oo ka da’ay deegaano ka mid ah gobolka Sh/dhexe.
Image
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: It Rains Cats and Dogs in M.Shabelle

Post by Strategic »

Roobka Guga oo ka curtay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe

This was much needed and anticipated showers.
Image
User avatar
Tijoux
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 817
Joined: Mon Nov 28, 2016 2:48 pm

Re: It Rains Cats and Dogs in M.Shabelle

Post by Tijoux »

Alx
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: It Rains Cats and Dogs in M.Shabelle

Post by Strategic »

Wararka naga soo gaarayo degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay sheegayaan in tuulooyin hoostaga degmadaasi uu ka curtay roobka guga.

Remember,alshabab have poisoned the wells of these communities,before they decided enough is enough.
bumps
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1287
Joined: Mon Oct 05, 2015 9:46 am

Re: It Rains Cats and Dogs in M.Shabelle

Post by bumps »

Strategic wrote: Fri Mar 24, 2017 12:42 pm Wararka naga soo gaarayo degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay sheegayaan in tuulooyin hoostaga degmadaasi uu ka curtay roobka guga.

Remember,alshabab have poisoned the wells of these communities,before they decided enough is enough.
why isn't ur amisom friends helping shabelle dhexe

loool
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: It Rains Cats and Dogs in M.Shabelle

Post by Strategic »

it was long time ago,we know have maamul hiirshabelle with elected president that i hope atleast will continue on the peace that this region is famous for.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: It Rains Cats and Dogs in M.Shabelle

Post by Strategic »

inshalah,if it rains well,and the aid collected by somalis and other aid agencies,we can avert another disaster,famine in all over the country.this is the beginning inshlaha.

Where ever alshabab flourishes ,famines do happen just look at people in bakool and bay,they cant get access to aid because of the terror groups embargo.the food is diverted to other safer regions as usual.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”