Odagan ma siyasad asaga gaar u ah bu ciyataya xili wadanka ay abaar fool xun ka tagan tahay oo loo gurmanayayo shicibka tabalaysa
Meeye xiniin yihisi iyo masuuliyad iyo wadani nimo looga baahna
Muxu so kordhiyey tan iyo intii uu barlamanka fadhiyey mise awalba wuxu ka xanaq sana in Xasan meesha ka baxo
Wa inuu iska dhaafo danaha asaga gaarka u ah iyo is xulafaysiga oo u dhaqmo si oday somaliyeed , wax garad iyo macalim.
Jawari yu codkiisa siiyey
Moderator: Moderators
Re: Jawari yu codkiisa siiyey
Sxb rahanweyn waxey wataan labo wasiir . waxey doonayaan ila labo dheeraad ah. xamar waa qaabil land
-
CaliQaseV2
- SomaliNetizen

- Posts: 354
- Joined: Wed Sep 14, 2016 1:14 pm
Re: Jawari yu codkiisa siiyey
Raxanweyn baa laba wasiir leh?bumps wrote: Mon Mar 27, 2017 7:02 am Sxb rahanweyn waxey wataan labo wasiir . waxey doonayaan ila labo dheeraad ah. xamar waa qaabil land
Adeer hurdada ka toos!
Re: Jawari yu codkiisa siiyey
Timirti horeba dab lo wa
Wa ninki la rabay inuu bulshada iga digo kala qaybsananta iyo qabyalada
Ninka cimriga ku jira oo intas oo waayo arag nimo iyo wax barasho isku darsaday
Wa inu dadka u horseedo waxa fiican iyo midnimada.
Wa ninki la rabay inuu bulshada iga digo kala qaybsananta iyo qabyalada
Ninka cimriga ku jira oo intas oo waayo arag nimo iyo wax barasho isku darsaday
Wa inu dadka u horseedo waxa fiican iyo midnimada.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 349 Views
-
Last post by Starscream
-
- 1 Replies
- 324 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 0 Replies
- 435 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 11 Replies
- 777 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 56 Replies
- 2679 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 327 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 364 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 5 Replies
- 287 Views
-
Last post by marcassmith
-
- 1 Replies
- 693 Views
-
Last post by mahoka

