Jawari yu codkiisa siiyey
Posted: Sun Mar 26, 2017 7:51 pm
Odagan ma siyasad asaga gaar u ah bu ciyataya xili wadanka ay abaar fool xun ka tagan tahay oo loo gurmanayayo shicibka tabalaysa
Meeye xiniin yihisi iyo masuuliyad iyo wadani nimo looga baahna
Muxu so kordhiyey tan iyo intii uu barlamanka fadhiyey mise awalba wuxu ka xanaq sana in Xasan meesha ka baxo
Wa inuu iska dhaafo danaha asaga gaarka u ah iyo is xulafaysiga oo u dhaqmo si oday somaliyeed , wax garad iyo macalim.