Abwaan Xhildibaan Dheeg Absoloutly destroys this confused "Coldoon like" kid

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

caadani90
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 836
Joined: Mon Nov 17, 2014 7:37 pm
Location: Hawada Sare

Abwaan Xhildibaan Dheeg Absoloutly destroys this confused "Coldoon like" kid

Post by caadani90 »

The kid Calacaals for Xamar and is put in his place by an old G

User avatar
Djiboutian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 996
Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am

Re: Abwaan Xhildibaan Dheeg Absoloutly destroys this confused "Coldoon like" kid

Post by Djiboutian »

Who is this Nageeye? He doesn't even speak proper Somali.

Well Said Dheeg

Dadka inay xasuustii caqligu Xaaxiyow dhimatay
Oo Xiskii wax kala sooci jiray uunka ka xumaaday
Waxba yay raggii xeerin iyo xoolihii lumay
Dadkan xaafadihii wada burburay oon wali la xayndaabin
Guryo aan xagii sare la dadin xalay ka soo toosay
Ee saaka Xamar doonaya muxuu ku xiiseyey :lol:

Xoontay dugaag ku arkayaan xoolahaan galine
Xayaawaano bahalaha wax cuna lama xaroodaane
Soddan sanno xabaal duur ku jiray meel xabsiyo jeel ah
Waadiga xoroobaye Ilaahay ku xamdi mooyaane
Ma xashiish cabaa ku halkii dib ugu xiisoday​ :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”