Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
Daacuun baa ka dilaacay oo boqolaal qof baa u dhintay qaar badana way u jiifaan.allow sahal amuuraha.dadkii oo abaartu jilcisay ayay xanuuno ugu darsameen.sanadkani waa sanad baas oo dadkii la imtixaanay.
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
Amiin allow u sahal dadkeena
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
Aamin
Ilahaw u hiili o u gargaar somalidan masakiinta ah oo waxba haysan ugu deeq raxmadada iyo roob wax biniaadam siiyay waxba uma tarayo e.
Ilahaw u hiili o u gargaar somalidan masakiinta ah oo waxba haysan ugu deeq raxmadada iyo roob wax biniaadam siiyay waxba uma tarayo e.
- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
Illhay ha uu gargaaro dadka
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
Why only them? I don't hear of their Ogaden neighbours dying?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
Alot of ogadens also died in the ogaden region but we took care of them immediatelyX.Playa wrote: Sun Apr 02, 2017 10:39 am Why only them? I don't hear of their Ogaden neighbours dying?

dagaal beeled kolkay qaraxdo ayaad cabaadan lakiin dadka markay gaajo u dhimanayaan juu mala idinka maqlo.

Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
Why isn't Ethiopia doing anything for your people there? Why help the OGs but not CG iyo HY?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
Daroor and awaare.TopMon wrote: Sun Apr 02, 2017 11:32 am Why isn't Ethiopia doing anything for your people there? Why help the OGs but not CG iyo HY?
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
I doubt an ogaden Ethiopian garac would help any non Daarood without his father Ethiopia ordering him. And thats exactly what happened the Ethiopian cagdheer stooge was ordered from Adis to build water projects there.MarsinQorahay wrote: Sun Apr 02, 2017 10:49 amAlot of ogadens also died in the ogaden region but we took care of them immediatelyX.Playa wrote: Sun Apr 02, 2017 10:39 am Why only them? I don't hear of their Ogaden neighbours dying?![]()
dagaal beeled kolkay qaraxdo ayaad cabaadan lakiin dadka markay gaajo u dhimanayaan juu mala idinka maqlo.
![]()
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
Cabdi Maxamud Cumar reminds me when siad barre used to visit hargeisa, burco and berbera intuusan cadaabta ka waraabinin.X.Playa wrote: Sun Apr 02, 2017 12:21 pmI doubt an ogaden Ethiopian garac would help any non Daarood without his father Ethiopia ordering him. And thats exactly what happened the Ethiopian cagdheer stooge was ordered from Adis to build water projects there.MarsinQorahay wrote: Sun Apr 02, 2017 10:49 amAlot of ogadens also died in the ogaden region but we took care of them immediatelyX.Playa wrote: Sun Apr 02, 2017 10:39 am Why only them? I don't hear of their Ogaden neighbours dying?![]()
dagaal beeled kolkay qaraxdo ayaad cabaadan lakiin dadka markay gaajo u dhimanayaan juu mala idinka maqlo.
![]()

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
X.Playa wrote: Sun Apr 02, 2017 10:39 am Why only them? I don't hear of their Ogaden neighbours dying?
Ogadenka dad badan ayaa ka dhintay oo xanuunku iyaguu ku hordhacay laakiin iyagu dadkooda way u gurmadeen garxajis cidi uma gurman oo dadka xanuusadana lama ogola ina meelna loo qaado.ogadenka markii xanuunku ku dhacay ceelashooda inay ka cabaan waa laga mamnuucay oo labadii biloode u danbaysay ceelka daroor baa looga dhaaminayay markay daroor yimaadeen ayay dadkii deegaanka xanuunka qaadsiiyeen oo xanuunku sii fiday.
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
OGs you need to realize that the people of Daroor and Gashaamo like to cry a lot and suffer from a victim complex which is why I call them Cabaad Yoonis.Wa billahi Tawfiq
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
Ma ilaa yoomal qiyaamaa ayuun baad excuseka dhigan " Garxajis looma gurman" this fucken Daroor is just less then 80km from Hargaysa why make it as it though its located on the moon.kaliil wrote: Sun Apr 02, 2017 1:55 pmX.Playa wrote: Sun Apr 02, 2017 10:39 am Why only them? I don't hear of their Ogaden neighbours dying?
Ogadenka dad badan ayaa ka dhintay oo xanuunku iyaguu ku hordhacay laakiin iyagu dadkooda way u gurmadeen garxajis cidi uma gurman oo dadka xanuusadana lama ogola ina meelna loo qaado.ogadenka markii xanuunku ku dhacay ceelashooda inay ka cabaan waa laga mamnuucay oo labadii biloode u danbaysay ceelka daroor baa looga dhaaminayay markay daroor yimaadeen ayay dadkii deegaanka xanuunka qaadsiiyeen oo xanuunku sii fiday.
- AwRastaale
- SomaliNet Super
- Posts: 7612
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
That's not true. Actually for the past two months as many as 300 were dying per week in the Cagdheer villages but after no one came to them, half fled across Somalia and some went to our degaano bringing with them their diseases.X.Playa wrote: Sun Apr 02, 2017 10:39 am Why only them? I don't hear of their Ogaden neighbours dying?
In fact, things are so bad in Cagdheer villages people got tired of burying them by shovels they began to mass bury them using bulldozers.
I have seen videos of people that left their kids to die across that border.
Very bad indeed.
Funny how ina Iley is using these area for his propaganda but he did not visit his Cagdheer villages where things are far more catastrophic. Maybe his Habesha masters forced him to be more visible around here ever since the Jamac Dubad incident he was running around here like a mad dog.
Sanadkii u dambeeyay Ogadenia waxaa kajirtay biyo la’aan iyo abaar kolba Heer maraysay waxayna Aakhirkii Gaadhay meeshii ugu xumayd oo ah in maalin kaste dad iyo duunyo tira badan daafaha dalka ugu dhintaan Haraad iyo Gaajo, aysan Jirin cid uga Gurmanaysa ama xataa Hadal Haysaba.
Arinta naxdinta iyo murugada leh ayaa waxay tahay in dalka 3-dii bilood ee lasoo dhaafay uu Fara-baas kuhayay cudurka Choleraha ama Daacuunka loo Yaqaano, waxaanu cudurkaasi Galaaftay dad Kor u dhaafaya inta la Og yahay ilaa 1000-ruux oo u badan dadkii danyarta ahaa ee Abaaruhu Xoolaha kadhameeyeen.
The worst droughts in modern times.
Re: Daroor iyo gaashaamo dadki way dhimanayaan
AUN to everyone affect by cholera
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 204 Views
-
Last post by Costa__
-
- 12 Replies
- 999 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 7 Replies
- 578 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 9 Replies
- 1586 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 28 Replies
- 8268 Views
-
Last post by TeeriReturns
-
- 0 Replies
- 452 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 12 Replies
- 1393 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 17 Replies
- 2044 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 2 Replies
- 700 Views
-
Last post by Tanker