Madaxweyne Dr Gaas oo Berri saxiixaya Heshiiska lagu ballaarinta Dekedda Bosaso
Madaxweynanaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo xalay gaaray magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Cababta ayaa waxa uu qalinka ku duugayaa Berri oo ay taariikhdu tahay 6da April 2017 Heshiiska ballaarinta iyo horumarinta Dekedda Bosaso.
Sida ay ilo xog ogaal ah ka ogaatay Warbaahinta Puntlandes waxaa magaalada Dubai berri lagu qabanayaa Xaflad ballaarn oo si heer sare ah loo soo agaasimay taasoo ay madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli, madaxda shirkada DP Wolrd iyo madax ka socota dalkaasi ku saxiixi doonaan heshiiska taariikhiga ah ee lagu Casriyeynayo Dekedda Bosaso.
Madaxweynaha ayaa markuu shalay ka duulayey Garoonka Diyaaradaha ee Konoko Garowe waxa uu yiri isagoo ka hadlaya waxa uu daaran yahay safarkiisu ‘’ waxaan maanta u ambabaxayaa dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo aan u aadayo heshiiskii mudo soo socdey ee ahaa balaadhinta iyo casriyaynta dekeda magaalada Bosaso, heshiis kaas oo mudo soo socdey gebagebadiisiina la marayo waxaan rajaynayaa inuu guul ku soo dhamaado, mashruucani waxaana uu wax weyn ka tarayaa kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha dawladda Puntland’’
Heshiiskan ballaarinta iyo horumarinta/Casriyeyta Dekedda Bosaso ayaa ah heshiis u hel muhiimad aad u wayn shacabka reer Puntland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed maadaama la horumarinayo Dekadda lagana dhigayo mid caalami ah oo la jaanjaadi karta Dekeddaha waawayn ee aduunka ka jira.
Dr Cabdiweli ayaa taariikhda ku galay Madaxweynahii ugu waxqabadka badnaa ee Puntland soo maray intii ay jirtay, isagoo dadaal badan u galay sidii uu u horumarin lahaa ilaha dhaqaalaha Puntland sidii uu u balan qaaday shacabka reer Puntland markii uu ku jiray ololihiisii doorashada.
Akhristayaal isha ku haya Warbaahinta Puntlandes wararka ku saabsan Heshiiskan lagu ballaarinta iyo horumarinta/Casriyeyta Dekedda Bosaso
Puntlandes.com
Today PL will sign an official agreement with UAE
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Today PL will sign an official agreement with UAE

Gaas did a great job to build PL infrastructure

Re: Today PL will sign an official agreement with UAE
Pretty much all of those achievement were built by foreigners lol
Re: Today PL will sign an official agreement with UAE
False hope non will come to fruition.
- OmarMahamoud
- SomaliNetizen
- Posts: 294
- Joined: Fri Feb 10, 2017 5:21 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 41 Replies
- 5387 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 663 Views
-
Last post by Kees70
-
- 3 Replies
- 485 Views
-
Last post by tightrope
-
- 10 Replies
- 1259 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 2 Replies
- 49 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 497 Views
-
Last post by abduljrus
-
- 8 Replies
- 1564 Views
-
Last post by gambit
-
- 1 Replies
- 519 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 3 Replies
- 603 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 10 Replies
- 1526 Views
-
Last post by TeeriReturns