Farmaajo to visit the UAE
Moderator: Moderators
- Sharmarke91
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1511
- Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
Farmaajo to visit the UAE
His Excellency Mohamed Abdullahi Faramajo is due to make an official visit to the United Arab Emirates to discuss the proposed Berbera military base and to reconcile and restore the bilateral relations of the two sovereign countries.
------------------------------
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maanta booqasho rasmi ah ku tagaan Dalka Imaaraatka Carabta.
Waxaa shalay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ka dhoofay wafdi Horu dhac ah u safarka Madaxweynaha Soomaaliya ku tagayo Imaaraatka, waxaana xubnaha dalkaasi kaga sii hor maray Madaxweynaha ku jira Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar.
Booqashada uu ku tagayo dalka Imaaraatka Carabta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa noqoneysa tii ugu horeesy uu dalkaasi ku tago tan iyo markii la doortay, waxa uuna Madaxweynaha la kulmi doonaa Madaxda ugu sareysa Dawladda Imaaraatka.
Wadahadalada uu Farmaajo la yeelan doono Dawladda Imaaraarka Carabta ayaa u badnaan doono kuwa looga hadlayo soo celinta xariirkii ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Imaaraatka oo mudooyinkii ugu dambeeyay sii xumaanayay.
Madaxweyne Farmaajo ayaa kasoo horjeestay Heshiis ay Dawladda Imaaraatku la gashay maamulka Somaliland oo ku aadan in saldhig milatari ka furato garoonka Diyaaradaha magaalada Berbera, waxa uuna Madaxweynaha Imaaraatka uga dacwooday Dawladda Sacuudi Carabiya.
Dowlada Sacuudiga ayaa lagu so waramaya in ay ka shaqeysay isku soo dhawaan shiyaha Madaxweyne Farmaajo iyo dowlada Imaaraatka, waxaana laga dhursugayaa natiijada kasoo baxda wadahadalada uu Farmaajo la qaato Madaxda Imaaraatlka.
Imaaraatka ayaa mujdooyinkii ugu dambeeyay saameyn toos ah ku yeelanayay Soomaaliya, waxa ayna dowladaasi Heshiisyo aysan wax ka ogeyn Dawladda Federaalka la gashay Maamulada Somaliland iyo Puntland, waxaana Dekadaha Boosaaso iyo Berbera lagu wareejiyay Shirkadda DP World oo Imaaraatka laga leeyahay.
Source: Laascaanood.com
Link:http://www.laascaanood.com/imaaraadka-m ... i-horeeya/

Re: Farmaajo to visit the UAE
i expect nothing to change
Last edited by sahal80 on Sat Apr 08, 2017 11:04 pm, edited 2 times in total.
Re: Farmaajo to visit the UAE
Good work by farmaajo. We need to get a better deal
Re: Farmaajo to visit the UAE
kkkk you mean well done getting your share or in af somali waxaa loo tuuraa
Re: Farmaajo to visit the UAE
looll what happen to u supporting farmaajo. why do u think he is like hthe previous president?
we didn't even give a chance his cabinet was approved this month.
- Sharmarke91
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1511
- Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
Re: Farmaajo to visit the UAE
Be more optimistic sxb, you might be surprised.
- Sharmarke91
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1511
- Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
Re: Farmaajo to visit the UAE
We don't need a better deal. The UAE must forfeit its plans to build a military base in the secessionist enclave, otherwise this will be a downright infringement on the sovereignty of Somalia. Consequently, Somalia will be forced to take action under international law.
Re: Farmaajo to visit the UAE
Wouldn't that make UAE and Somalia relationship weaker?Sharmarke91 wrote: Sat Apr 08, 2017 11:22 pmWe don't need a better deal. The UAE must forfeit its plans to build a military base in the secessionist enclave, otherwise this will be a downright infringement on the sovereignty of Somalia. Consequently, Somalia will be forced to take action under international law.
- Sharmarke91
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1511
- Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
Re: Farmaajo to visit the UAE
We don't necessarily require a stronger diplomatic relationship with the sand niggas' of the UAE - there is nothing they can offer us. Their current involvement in Somali affairs is an exploitation. If they want to make a financial investment in the ports of Bosaso and Berbera - they are welcome. However NO military base especially not in the statelet of Somaliland and especially not in this transitional period and instability. When the Somali government resumes control of the entire country and a relative stability is achieved then why not - only if they're willing to pay 200M a year (it would be a nice lump sum into the treasury).bumps wrote: Sat Apr 08, 2017 11:28 pmWouldn't that make UAE and Somalia relationship weaker?Sharmarke91 wrote: Sat Apr 08, 2017 11:22 pmWe don't need a better deal. The UAE must forfeit its plans to build a military base in the secessionist enclave, otherwise this will be a downright infringement on the sovereignty of Somalia. Consequently, Somalia will be forced to take action under international law.
Last edited by Sharmarke91 on Sat Apr 08, 2017 11:44 pm, edited 1 time in total.
Re: Farmaajo to visit the UAE
The U.S is pro the base, the Arabs with the money are for it and Somalia is too poor and weak to do anything about it. That is game,set, and match .Sharmarke91 wrote: Sat Apr 08, 2017 11:22 pmWe don't need a better deal. The UAE must forfeit its plans to build a military base in the secessionist enclave, otherwise this will be a downright infringement on the sovereignty of Somalia. Consequently, Somalia will be forced to take action under international law.
Re: Farmaajo to visit the UAE
i heard they send Somalia UAE ambassador to Somalia his job was to convince Farmaajo and invite him to come to UAE to get hard cash like HSM he accepted . corrupting African leaders is the job of UAE, when he comes back you will hear all developments berbera bosaso are welcome like HSM.
Re: Farmaajo to visit the UAE
The base is good for us, farmaajo is not against the base itself but he is against not consulting Mogadishu!!! That's all. It is matter of respect and authority of Mogadishu. If UAE showed respect back to him and let farmaajo signed the approval (theoretically) it will all be good.
Re: Farmaajo to visit the UAE
I thought according to some Walo sources, CC signed the dealCanuck2 wrote: Sat Apr 08, 2017 11:53 pm The base is good for us, farmaajo is not against the base itself but he is against not consulting Mogadishu!!! That's all. It is matter of respect and authority of Mogadishu. If UAE showed respect back to him and let farmaajo signed the approval (theoretically) it will all be good.
Re: Farmaajo to visit the UAE
Siciid85 wrote: Sun Apr 09, 2017 12:11 amI thought according to some Walo sources, CC signed the dealCanuck2 wrote: Sat Apr 08, 2017 11:53 pm The base is good for us, farmaajo is not against the base itself but he is against not consulting Mogadishu!!! That's all. It is matter of respect and authority of Mogadishu. If UAE showed respect back to him and let farmaajo signed the approval (theoretically) it will all be good.
Yes the fat guy signed and HSM approved but under the table not in the day light. UAE must show respect to Somali president. It is matter of Somalia 's dignity and reminder to SL that Somalia has the last say in the matter. Guys it is about our national dignity
Re: Farmaajo to visit the UAE
so if the fat man signed it and HSM approved it, what more needs to happen?
Farmaajo is not anymore legitimate than those two.
The berbera base is happening. It is time you accept that.
Farmaajo is not anymore legitimate than those two.
The berbera base is happening. It is time you accept that.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 2042 Views
-
Last post by Strategic
-
- 22 Replies
- 2181 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 521 Views
-
Last post by Samatalis249
-
- 2 Replies
- 719 Views
-
Last post by paperino
-
- 0 Replies
- 498 Views
-
Last post by Coeus
-
- 18 Replies
- 3030 Views
-
Last post by Dhuloxking
-
- 2 Replies
- 1061 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 1 Replies
- 404 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 1 Replies
- 545 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 0 Replies
- 434 Views
-
Last post by Farsamayqaan