Page 1 of 1

Inalilah qarax kale Muqdisho

Posted: Sun Apr 09, 2017 6:36 am
by gobdoon
Ar wuxu miyeyan baniadam , muslim ama somali ahayn
Muxu yahay hadaf kooda iyo waxay dhiiga umada u daadinayan
Ilahow cadabti Jahanabo idin gey aduunkana silic.

Re: Inalilah qarax kale Muqdisho

Posted: Sun Apr 09, 2017 11:32 am
by bumps
Subxanallah Allah ha unaxariisto inta dhimatey iyo inta dhaawacana Allaah ha caafiyo,