Page 1 of 1

Somali uu jirkiisa ku jiro virus ka HIV

Posted: Sat Apr 15, 2017 3:30 pm
by SomaliPoz
Waxaan ahay nin dhalin yaro ah, oo jooga waqooyiga Europe, waxaan ahay HIV+ Waxaanan codsanayaa gabadh soomaaliyeed, oo ila mid ah. Diinta, dabciga Iyo akhlaaq wanaagsan leh, fadlan Ila soo xidhiidh.
Mahadsanid

Re: Somali uu jirkiisa ku jiro virus ka HIV

Posted: Sat Apr 15, 2017 5:10 pm
by barbarossa
Image