Mogadishu & Pink maxaa kala heysta

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
mahadalla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 504
Joined: Mon Oct 31, 2016 1:08 am

Mogadishu & Pink maxaa kala heysta

Post by mahadalla »

war nimanyahow ciyaal xamarka rinjiyeeya Muqdisho iyo Pink colour maxaa kala heysa

ringiga cad white ka oo kaliya bal maxaa u diiday? qaniiseen miyaa

Last edited by mahadalla on Sun Apr 16, 2017 12:55 am, edited 1 time in total.
mahadalla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 504
Joined: Mon Oct 31, 2016 1:08 am

Re: Mogadishu & Pink maxaa kala heysta

Post by mahadalla »

Jaajuumow, ex hobolada waabari ayaa ka muuqda meeshaa, email ayaan u dirayaa kana codsanayaa in ciyaal marka ciyaarta pinkigaa ka daayaan muqdisha.
User avatar
Bella18
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Sun Jul 13, 2014 3:18 am
Location: I imagine, therefore I belong and am free.

Re: Mogadishu & Pink maxaa kala heysta

Post by Bella18 »

Ciyaal Marka? Afkaada naga jeedi maandhow! :comeon:
User avatar
Dhulbahantking
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 749
Joined: Mon Jan 09, 2017 11:24 pm

Re: Mogadishu & Pink maxaa kala heysta

Post by Dhulbahantking »

Bella18 wrote: Sun Apr 16, 2017 2:02 am Ciyaal Marka? Afkaada naga jeedi maandhow! :comeon:
i thought u were a dhulbahante? :leon:
User avatar
Bella18
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Sun Jul 13, 2014 3:18 am
Location: I imagine, therefore I belong and am free.

Re: Mogadishu & Pink maxaa kala heysta

Post by Bella18 »

So what? Stick to rocky/Tukuraq fadhi ku dirir. :Puhlease:
mahadalla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 504
Joined: Mon Oct 31, 2016 1:08 am

Re: Mogadishu & Pink maxaa kala heysta

Post by mahadalla »

Bella18 wrote: Sun Apr 16, 2017 2:02 am Ciyaal Marka? Afkaada naga jeedi maandhow! :comeon:
haye waxa layiri gaal dil gardiisana sii.
waxaan maqlay in reer marka yihiin dad aad iyo aad u jecel midabka pinkigaa iyaga iyo waliba kuwa cad cad ee xamarwayne daga.

enough said waxa aan qirayaa in reer xamar iyo jareer xamarwayne rinyiyeeyey, hadana kuraasta iyo shimbiraha ku xardhay iwalee n ay yihiin talented gifted people minus the pink.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Mogadishu & Pink maxaa kala heysta

Post by X.Playa »

Somebody please tell the hawiye Washington has no sea nor beach.
mahadalla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 504
Joined: Mon Oct 31, 2016 1:08 am

Re: Mogadishu & Pink maxaa kala heysta

Post by mahadalla »

X.Playa wrote: Mon Apr 17, 2017 7:47 am Somebody please tell the hawiye Washington has no sea nor beach.
war ninyahow ninku armuu adeerkaa yahay sida Hadraawi? Abuukar Jaajuumow waa nin da ah ex hobalada waaberi, waxa uuna sheegtaa in uu yahay reer xamar Baajuuni iyo biyamaal. ninku waa nin adeerkaa ah oo kaftan badan.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Mogadishu & Pink maxaa kala heysta

Post by X.Playa »

If thats my uncle then i could be your daddy.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”