The end of April and no qarax yet?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

The end of April and no qarax yet?

Post by FarhanYare »

Am surprised :o . I hope it stays that way
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: The end of April and no qarax yet?

Post by FarhanYare »

My bad..



Qarax khasaare geystay ayaaa goor dhow oo caawa ah waxa uu ka dhacay xaafada Taleex ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Qaraxan ayaa si gaar ah uga dhacay Dalcada Taleex, halkaasi oo ay u dhowdahay xarunta Degmada Hodan, sida uu soo sheegayo wariye halkaasi ku sugan.
Dadka Degaanka ayaa inoo sheegay Qaraxan in uu ahaa Miinada nuuca dhulka lagu Aaso, waxaana la sheegay in lala beegsaday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka.
Inta la ogyahay Qaraxan ayaa waxaa ku dhaawacantay ilaa Saddex Qof, kuwaasi oo la sheegay in ay isugu jiraan dad shacab ah iyo Askar ilaalo u ah masuulkan Dowladda Federaalka ka tirsan.
Guddoomiyaha Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay Qaraxan in uu ka badbaaday Xildhibaan Maxamuud Abuukaate.
Ciidanka ammaanka Dowladda Federaalka ayaa waxa ay gaareen goobta uu Qaraxa ka dhacay, halkaasi oo ay ka wadaan baaritaano la xiriira sida ay wax u dhaceen.
User avatar
Iqsom
Posts: 202
Joined: Thu Jan 26, 2017 12:44 pm

Re: The end of April and no qarax yet?

Post by Iqsom »

Its every month? :lupe:
User avatar
PanSomaliNationalist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3421
Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm

Re: The end of April and no qarax yet?

Post by PanSomaliNationalist »

I think March was so hell that they chilled out for april
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”