Hiirshabelle states cuts ties with Somali Federal Gov due to sanction put on port & Airport

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Hiirshabelle states cuts ties with Somali Federal Gov due to sanction put on port & Airport

Post by THE_TRUTH1 »

irshabeelle oo ku hanjabtay Inay u jari doonto Xidhiidhka Dowlada Federaalka


May 6, 2017 - 13 Aragtiyood
Muqdisho (Kalshaale) Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble ayaa looga hadlay xiisada siyaasadeed ee xilligan u dhaxeysa maamulkooda iyo dowladda Federaalka.

War saxaafadeed ka soo baxay shirka ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay fara gelin ku heyso Maamulka Hirshabeelle, isla markaana aanay aqbali doonin.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay inay ka fiirsanayaan xiriirka ay la leeyihiin dowladda Federaalka.

Tallaabooyinka is daba jooga ee ka soo baxaya Maamulka Hirshabeelle ayaa u muuqda kuwo seef la boodnimo ah, isla markaana maamulka uu qaadayo dhabihii maamulka Puntland oo looga bartay, marka wax yar oo tabasho ka keenaan dowladda Federaalka ay durbaba ku dhawaaqi jireen inay xiriirka u jareen.

Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka:-
User avatar
PanSomaliNationalist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3422
Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm

Re: Hiirshabelle states cuts ties with Somali Federal Gov due to sanction put on port & Airport

Post by PanSomaliNationalist »

is that even allowed :wtf:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Hiirshabelle states cuts ties with Somali Federal Gov due to sanction put on port & Airport

Post by AbkoowDhiblaawe »

:up: allow dhowr Hirshabelle
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Hiirshabelle states cuts ties with Somali Federal Gov due to sanction put on port & Airport

Post by FBISOMALIA »

:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
OmarMahamoud
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 294
Joined: Fri Feb 10, 2017 5:21 am

Re: Hiirshabelle states cuts ties with Somali Federal Gov due to sanction put on port & Airport

Post by OmarMahamoud »

Hiirasheblle is another mini hutu "Mamull" most of their MPs are illiterate
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Hiirshabelle states cuts ties with Somali Federal Gov due to sanction put on port & Airport

Post by Strategic »

OmarMahamoud wrote: Sun May 07, 2017 3:37 pm Hiirasheblle is another mini hutu "Mamull" most of their MPs are illiterate
it doesnt matter.PL MPS do not read let alone write,does it even matter? it is there just deal with it.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”