Page 1 of 1

Warfaafinta/gudaha/dibada/maliyada

Posted: Thu May 11, 2017 10:15 pm
by gobdoon
Wasaaradaha kor ku xusan wa muhiim inay howshooda gutan boqolkiiba boqol hayadaha dowliga oo dhan wa inay shaqeeyan si sharafti somaliya u so noqoto kuwi shacabka oo 26 sano aan shaqayn wa in boorka laga jafo hawgu horeeyan waxbarashada , cafimadka iyo dhaqalaha
Warfaafintu wa inay shicibka wacyi gelin iyo dal jacayl garsiiso , iscafis walaalnimo iyo somalinmo
Tan arimaha guduhu nabadgelyada la dagalanka alshabab danaha gaarka ah qabyaalada iyo musuqmasuqa
Tan arimaha dibada in sharafti somaliya la so celiyo dibada iyo gudahaba safiiro fiican oo wadani ahna xilalka dibada loo dhiibo
Tan maaliyadu inay dhalaha dalka iyo dadka xafido oo u bixiso si umada oo dhan dani ugu jirto musuqmasuqana lala dagalamu oo hantida dadweynaha la ilaaliyo.