12. Qof tuug ahaan jiray waxaa looyaqaan
Xildhibaan Hore
Re: Magac Bixinta Reer #BURCO
Posted: Wed Jun 14, 2017 9:41 pm
by X.Playa
Looooool farmaajaysanyey and xildhiban hore. Classic.
Re: Magac Bixinta Reer #BURCO
Posted: Thu Jun 15, 2017 12:20 am
by LeJusticier
X.Playa wrote: Wed Jun 14, 2017 9:41 pm
Looooool farmaajaysanyey and xildhiban hore. Classic.
How about dhakhaha geeska. They gained the nickname(Mobile pick pocket Gang) after below video went viral
The victim is Fish?&Chips like Aisha waal
Re: Magac Bixinta Reer #BURCO
Posted: Thu Jun 15, 2017 2:21 am
by abdikarim86
Loooool
I know that kid - Waa reer Bristol.
Re: Magac Bixinta Reer #BURCO
Posted: Thu Jun 15, 2017 2:48 am
by LeJusticier
abdikarim86 wrote: Thu Jun 15, 2017 2:21 am
Loooool
I know that kid - Waa reer Bristol.
I have seen another yutoube video. Wuu la qabsaday culture kii shir jaraa'id. Hadaad xaaskaaga is qabataan shir jaraa'id ayaa la qabtaa. Reer Burco shirka jaraa'id waxay yidhaahdaan markay soo xaarayaan.
Today Im bored here in Bejin Airport. I have read xitaa dhulbahanteking posts
Re: Magac Bixinta Reer #BURCO
Posted: Thu Jun 15, 2017 5:08 am
by Timiro1999
LeJusticier wrote: Wed Jun 14, 2017 9:24 pm1. Kiniinka Shubanka Loo cuno
(Fur iyo Xanjo)
2. Dumarka Buur Buuran
(DP WORLD)
3. Ragga Buur Buuran
(Gudidda Abaaraha)
4. Xaaraanta waxay u bixiyeen
(Qaadhaan)
5. Tuugta Talephonada la cararta
(Xidigaha geeska)
12. Qof tuug ahaan jiray waxaa looyaqaan
Xildhibaan Hore
Aar dhawr xabadood oo fur iyo Xanjo ah iga iibi
Waxaa ka daran. Inyar sug shir jaraa'id baa soo qabanee. Waa markay soo xaarayaan.
Markuu soo noqdo waxaa la waydiinayaa inay bahdii saxaafada shirkii usoo dhamaaday. Isna haa buu ku jawaabayaa
Re: Magac Bixinta Reer #BURCO
Posted: Thu Jun 15, 2017 9:05 am
by Timiro1999
Reer Burco waa imtixaan caadi ah, riwaayad qaar reer Burco ahi metelayen oo aan maalin dhawayd daawaday ayaa wiil dhalin yaro ahi yidhi "sawir kur ah ayaynu la galaynaaye iska daa"
Yaa garan kara wuxuu uga jeeday.
abdikarim86 wrote: Thu Jun 15, 2017 2:21 am
Loooool
I know that kid - Waa reer Bristol.
I have seen another yutoube video. Wuu la qabsaday culture kii shir jaraa'id. Hadaad xaaskaaga is qabataan shir jaraa'id ayaa la qabtaa. Reer Burco shirka jaraa'id waxay yidhaahdaan markay soo xaarayaan.
Today Im bored here in Bejin Airport. I have read xitaa dhulbahanteking posts
Miskiinku waa a HY Reer Djibouti - Methinks he wasn't used to the rough Reer Burco