wadajir suicide bombing facilitated by a soldier!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

wadajir suicide bombing facilitated by a soldier!

Post by sahal80 »

im suspicious of this soldier i dont think he is stupid as fuck.

The car was able to pass the checkpoint in front of the wadajir district building because a soldier was with the driver in the front seat

Al-Shabaab oo xeelad cusub u adeegsatay Qaraxii weynaa ee maanta ka dhacay degmada Wadajir


Waxaa soo baxaya faahfaahino badan oo laga helayo qaabkii uu u dhacay qaraxii weynaa ee maanta ka dhacay xarunta maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Gaariga qarxay oo ahaa homey ama caasi ayaa ku qarxay gudaha xarunta maamulka degmada Wadajir, iyadoo khasaare ballaaran oo aad u xoogan uu dhashay weerarkan.

Al-shabaab ayaa la sheegay iney xeelad cusub oo la yaab leh u adeegsatay sidii gaarigan qaraxa waday loo geyn lahaa gudaha xarunta degmada Wadajir.

Saraakiil ka tirsan maamulka degmada Wadajir ayaa sheegay gaariga qarxay oo moos fara badan ku rarnaa uu soo joogsaday Suuqa degmada Wadajir, uuna halkaas ku qabtay askari ka tirsan kuwa dowlada hoose oo weydiiyey inuu bixiyo canshuurta mooska ku raran.

Hase ahaatee darawalka gaariga waday ayaa la sheegay inuu si ku talo gal ah u diiday inuu bixiyo canshuurta la weydiiyey si isaga iyo gaarigiisa loo geeyo xarunta degmada uuna howshiisa halkaas uga fushado.

Askariga canshuurta loo diiday oo aan ka war heyn qaraxa ku dhex jira mooska gaariga saaran iyo ujeedada uu darawalku ka leeyahay diidmada canshuurta ayaa gaariga ka soo raacay shirka isagoo amray darawalka inuu degmada u raaco.

Darawalka oo siduu doonayey ay wax walba u socdaan ayaa gaariga dhaqaajiyey, waxaana la sheegay in afaafka hore ee xarunta degmada Wadajir ay ku joojiyeen askar halkaas ilaalo ka aheyd oo bar kontrolna ay u taallo, hase ahaatee askariga soo qabtay gaariga oo shirka saarnaa ayaa askartii kale ka codsaday in gaarigan dacwad loo heysto ayna ka qaadaan birta, gaarigan ayaana si lama filaan ah u qarxay markii uu gudaha u galay xarunta degmada.

Dad ka badan 20 ruux ayaa halkaas ku naf waayey, waxaana ka mid ahaa dadka geeriyooday askarigii soo qabtay gaarigan iyo darawalkii waday oo isagu geerida u soo bareeray, waxaana ku dhaawacmay dad kale oo ay ku jiraan Guddoomiyihii dhowaan loo magacaabay degmada Wadajir, xoghayaha degmada iyo masuuliyiin kale oo howllmeedkooda ku jiray.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: wadajir suicide bombing facilitated by a soldier!

Post by AbkoowDhiblaawe »

How was it facilitated by a soldier. When the soldier himself was im the car and died.
User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4028
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: wadajir suicide bombing facilitated by a soldier!

Post by paperino »

AbkoowDhiblaawe wrote: Tue Jun 20, 2017 7:07 pm How was it facilitated by a soldier. When the soldier himself was im the car and died.
The soldier's corruption to get some laaluush played a big part in the facilitation. The driver refused to pay for obvious reason. The soldier got in the truck, and ordered the driver to drive to xarunta degmada so that a tax is imposed on the banana.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: wadajir suicide bombing facilitated by a soldier!

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Tue Jun 20, 2017 7:07 pm How was it facilitated by a soldier. When the soldier himself was im the car and died.
facilitate
fəˈsɪlɪteɪt/Submit
verb
make (an action or process) easy or easier.
"schools were located in the same campus to facilitate the sharing of resources"
synonyms: make easy/easier, ease, make possible, make smooth/smoother, smooth, smooth the path of, smooth the way for, clear the way for, open the door for; enable, assist, help, help along, aid, oil, oil the wheels of, lubricate, expedite, speed up, accelerate, forward, advance, promote, further, encourage; simplify
"working in pairs appears to facilitate learning"


this story was revealed by the soldiers at the checkpoint. we dont know the true story between the tax collector and the suicide bomber. this was well planned, highly organized operation maybe the tax collector did not know there was a bomb inside the car but somehow has faciliated for him to pass the checkpoint.


https://www.google.co.uk/amp/s/bc.marfe ... ab-u-ahaa/
User avatar
Amoore25
Posts: 129
Joined: Wed Nov 16, 2016 9:58 pm

Re: wadajir suicide bombing facilitated by a soldier!

Post by Amoore25 »

The identity is reveal..... Behold the mooryan killer name and clan
Magaca iyo Qabiilka uu kasoo jeedo Ninkii shalay isku qarxiyay Wadajir oo la Shaaciyay
Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo Dagaalyahan kooxdaasi katirsanaa oo shalay weerar ismiidaamin ah ku qaaday xarunta maamulka Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Weerarka Al Shabaab shalay ku qaadeen Xarunta degmada Wadajir waxaa lagu dilay ku dhawaad 20-qof oo ku jiraan dad shacab ah, waxaa sidoo kale weerarkaasi ku dhaawacmay dad badan uu ku jiro gudoomiyihii Degmada Wadajir.

Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay wareysi ay ka qaadeen ninka weerarka Fuliyay oo lagu magacaabayay Abuubakar Cismaan Cali oo ay sheegeen in uu kasoo jeedo Beesha Hawiye gaar ahaan Beesha Sheekhaal.

Abuubakr Cismaan Cali ayaa Wareysi uu siiyay Idaacada afka Al Shabaab ku hadasha kahor inta uusan weerarka fulin ayuu sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu fuliyo weerarkan is qarxinta , waxa uuna tilmaamay in uu ilaah ugu dhawaanayo camaliyadaasi uu fulinayay.

Al Shabaab ayaa weeraro badan oo isugu jira qaraxyo ismiidaamin iyo kuwa toos ah ka fulisay magaalada Muqdisho, waxaana labadii weerar ee ugu dambeeyay ku dhintay dad ku dhaw 50-qof oo u badnaa dad shacab ah.

For allbanadir source
😂
User avatar
Amoore25
Posts: 129
Joined: Wed Nov 16, 2016 9:58 pm

Re: wadajir suicide bombing facilitated by a soldier!

Post by Amoore25 »

It was facilitated because the solider wanted the bribe for himself
Sheekada Qaraxii maanta ka dhacay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.
Gaariga Homey-da ah ee Mooska siday ayaa waxaa qabtay Askari ka tirsan Ciidamada Minishiibiyada ee Canshuuraha qaada.
Waxaana uu weydiiyay Canshuur?!!
Darawalka waday Gaariga is qarxiyay ayaa yiri “ Ma Moos ayaa la Canshuuraa”?
Askarigii ayaa ku jawaabay “ Maxaa loo canshuuri waayay”?
Kadib Darawalkii ayaa ku yiri Na geey Sharciga , haddii Moos Canshuur la iiga qaado waa la arkaaye.
Askarigii ayaa inta soo raacay Homey-dii u soo kaxeeyay dhanka Xarunta degmada isagoo u sheegayay Ciidamada kale in Gaarigaan ay ka leexdaan oo dacwo loo heysto.
Sidaas ayaana lagu gudbiyay Homeydii.
Waxaana markii ay u suura gashay in ay Gudaha u gasho Xarunta degmada Wadajir Homeydu , durba Qaraxay Gaarigaas oo sidoo kale uu la socday Askariga soo kaxeeyay oo Mindhaa Komoshin ku yeelan lahaa haddii la Canshuuro gaarigaas.
User avatar
Amoore25
Posts: 129
Joined: Wed Nov 16, 2016 9:58 pm

Re: wadajir suicide bombing facilitated by a soldier!

Post by Amoore25 »

The solider and his komoshin went in hell..... I think it was greed story.... 😂
User avatar
TheNewElectedWarLord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 972
Joined: Sun Mar 19, 2017 3:53 am

Re: wadajir suicide bombing facilitated by a soldier!

Post by TheNewElectedWarLord »

Amoore25 wrote: Wed Jun 21, 2017 8:36 am The solider and his komoshin went in hell..... I think it was greed story.... 😂
Very funny, It's really funny situation Ha Ha HA :snoop:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: wadajir suicide bombing facilitated by a soldier!

Post by sahal80 »

a car of shabaab fighters was accompanying the suicide bomber until they saw he was able to pass the checkpoint. this clearly shows that they lured the soldier instead of storming the building. i have listened to them interviewing with and talking about the shekhaal suicider on their site somalimemo. his voice sounds a teen how can he outsmart the soldier? i think the soldier has seen the other guys. al shabab site says they entered the building and turned it into ashes.

http://www.jamhuuriyada.com/2017/06/20/ ... -baxsaday/


most stupid story i have every read

http://www.dadweynaha.com/xog-muhiim-ah ... a-wadajir/
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: wadajir suicide bombing facilitated by a soldier!

Post by FarhanYare »

He just fell for the shabaab witchery. Am sure had he had the slightest incling of what he got himself into, atleast he would remove himself from the imminent danger of driving that car by i don't know convincing other soldiers to let the car pass and forgo collecting tax. Shabaab is now wearing a business a shirt - how da hell can Muqdisho flush them out now? I won't be surprised if some of the ministers are shabaab hahahaha
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: wadajir suicide bombing facilitated by a soldier!

Post by FarhanYare »

I am planning a trip to Muqdisho, and i will be staying there for two weeks in a hotel. I hope to god which ever hotel i choose does not get bombed :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”