Ilaahoo Somalia dhibka ka dul qaad oo nabad joogto ah siiya, ilaahoo alshabaab iyo inta nabad somalia ku lidka ah jabi. AMIIN

ilaahoo Somaliland nabada u ziyaadi, ICTIRAAFNA sii, cadowgeegana jabi AMIIN

ilaahoo Dhalinyarada reer SNT ee SINGLE ka ah wax khayre qaba sii, oo ciida ciideeda ay wada reeraystaan AMIIN

ilaahoo kuwa reeraha leh isku barakee, inta caruurta leh na caruurtooda u barakee, inta caruur lahayna awlaad khayre qabta siiy AMIIN
