They were sentenced in a military court instead of civilian. The accusers probably had no access to lawyers. Their lives should be spared, as it isn't necessary to make them an example.Puntland oo 7 dhalinyaro ah ku fulisay dil toogasho ah
Jimco, June, 30, 2017 (HOL) – Maxkamada sare ee ciidamada maamul gobolleedka Puntland ayaa maanta dil toogasho ku fulisay 7 dhalinyaro ah oo ku eedeysnaa in ay ka tirsanaayeen Al-shabaab.
Dhalinyarradan ayaa ku eedeysnaa in ay dilal ka geysteen magaalooyin ka mid ah Puntland iyo qaar la sheegay in lagu qabtay iyagoo sida qaraxyo.
Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada ee shanta gobol ee Puntland Cawil Axmed Faarax ayaa sheegay raggan in horey xukun dil ah loogu riday, balse maanta lagu fuliyay xukunkooda.
Waxaa kaloo uu sheegay guddoomiyaha qaar ka tirsan raggan maanta la toogtay in ay qorsheynayeen qaraxyo ay ka fuliyaan qaqooyiga magaalada Gaalkacyo.
Ma’aha markii ugu horeysay oo Puntland sidan oo kale toogasho ku fuliso dhalinyaro ku eedeysnaa danbiyo kala duwan.
https://www.hiiraan.com/news/2017/Jun/w ... 141771.htm
Puntland condemns 7 young men to death
Moderator: Moderators
Puntland condemns 7 young men to death
Re: Puntland condemns 7 young men to death
They have to overcompensate for their corrupt, arrogant and inept security apparatus.
- BosasoShaam
- SomaliNetizen

- Posts: 689
- Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm
Re: Puntland condemns 7 young men to death
What's up with alshabaab sympathisers from hutus and idoors?
Drop your condolences and go you filthy terrorists
Drop your condolences and go you filthy terrorists
- PanSomaliNationalist
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3421
- Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm
Re: Puntland condemns 7 young men to death
Alhamdulillah a dead shabaab is a good shabaab
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 804 Views
-
Last post by DoubleAppleNmint
-
- 1 Replies
- 92 Views
-
Last post by Arabman
-
- 0 Replies
- 450 Views
-
Last post by newsbot
-
- 70 Replies
- 4255 Views
-
Last post by whitehartlane
-
- 0 Replies
- 424 Views
-
Last post by Nabadiyocaano
-
- 2 Replies
- 605 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 471 Views
-
Last post by Southie4life
-
- 92 Replies
- 4282 Views
-
Last post by Afri_Somali
-
- 97 Replies
- 11110 Views
-
Last post by sexy-kitten
-
- 0 Replies
- 645 Views
-
Last post by FBISOMALIA
