Saudi oo ka qaaday xayiraadiii saarnaa xoolaha Somalida ?? haye qaldaaan thats big news! but give us other sources then qaldaaannews,com..
SAUDI arabia waxay xoolaha soomaalida mamnuucday diseebmar 2016 shaki xagga caafimaadka darteed, waa ka hor qatar iyo saudi intii aysan is qabsan. Marka xayiraadii xoolaha Soomaalida ee Saudi arabia waa still ON. wax laga qaaday ma jirto...