Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Walaalayaaloow aniga afka ingriisiga ma aqaan. Af soomaaliga ayaan xoogaa ka aqaan.. Arrin ayaan la yaabay.. Afkii baa juuqda gabay.. Naagaha soomaalida ee shiishada caba waa bateen.. walaalayaaloow dhaqan xumadaan halkee ka timid ? . Waxaan ka sii naxay. Nimanka Qaba naagaha shiishada caba !! War nimankaaa xaniinyihii yaa ka siibay ?? !! Naag aan aniga qabo oo Shiishad cabeysa
.. DHaqan xumadaas halkee inooga timid.. Dayuuusiiin weeyaan Ragga naagahooda u ogolaada inay shiishad cabaan.. Waayadii hore naagaha Sigaarka cabaa waxaa loo yaqaanay. Sharm...to.. Maantana waxaad arkeysaa Nin naagtiiisa Shiishad cabeysa. oo naagtii Sanka qaaac ka sii deyneyna isagiina la cabaya ama uga raali ah.... calool xumadaas ayaan ka yaabay... saaxiibiyaal ka warama Shiiishad naagaha caba ??

- CigaalSHiiDaaDCFC
- SomaliNet Super
- Posts: 9428
- Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Lol waa 2017 ditoore waa la "ilbaxay" nin isaguba balwad leh wax wayn uma arko in islaantiisu la kululayso. Bal ka waran islaantaada oo uurleh oo bahashaa cabaysa 

Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
DR - YALAXOOW, waa ku salaamay. Long-time no see bro.
Magaaladaan aan deganahay guri ayay ijaartaan dumarkaan oo shiishada caba, halkaas ayay qiiqa ka tuuraan. Aniga ma arag, laakiin waa sida la igu yiri.
Two decades ago, party ayay samaysan jireen oo dumarka isugu imaan jireen, laakiin waxaan maqlay hadda shiishada ayaa bedeshay.
Dadka waxay dhahaan dhaqankaan Yurub iyo Canada ayuu ka yimid ee Maraykan hore loogama aqoon. Laakiin kolay hadda qiiqa meeshaan Muricaba waa tuuraan dumarka qaar.
Waxay kaloo dadka dhahaan xagaa iyo Carabaha ayuu dhaqankaan nooga yimid. Si kastaba ha ahaatee waa dhaqan aad u xun oo u baahan in gabdhaheena looga digo.

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Ditoore. Waa aragtaa rinkeby iyo Tensta nimanka qayilaad 24 saac. So naagaha maxaa ula yaabeysa? Markasta naagaha lee maxaa looga hadlaa? Nimanka ka daran 109%.. EE ragga ha isa toosiyaan marka hore ileen iyagii baa mas'uulka reerka ah.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
waa idin salaamay brothers cigaaalshidaad and gerigoor..
Cigaaal. waxaan arkay Niman naagahooda shiishada la cabaya.. Qaar u ogolaanaya inay aadaan meelaha shiishada lagu cabo.. walaahi waa naxdin. dhaqan xumo. Dayuusnimo... waan la socdaa waa 2017 laakiin Naag shiishad cabta wax fiican maaha..
Gerigoor dhaqankaan foosha xun waa runtaa carabaha ayuu ka yimid laakiin sida caadada ah skinnies wax waliba waa ka sii daraan.. wax waliba Abuse ayaan ku sameeynaa. Shiishada dadkii lahaa ee carabta dhaqan xumada soomaalida hadda u cabaan uma cabaan..
Sweden waxaan arkay dadka Badda tahriibka saxaraha ku yimid ragg iyo dumar waa bahalo xishoodka ka tagay. inkaari ku wada dhacday.. Aniga shaqsiyan dhaqankaan Shiishada waan la yaabay.. waa Dhaqan aad u foolxun...

Walaaloow Nimanka oo qayila ama guriga ka maqan waa dhaqan aan ku soo kornay soomaliya normal ka ahaa.. Hooyooyinka soomalida waxay ahaayeen always dumar dhowrsan.. caruurtooda ayey korsan jireen... Haddiii hooyada Balwad barato SHIISHAD. KHAAAD. QAMRI waxaa markaa dhibaaato weeyn gaareysaa caruurtiii.. odayga hadduu jabal jaaan yahay saameeyn weeyn kuma yeelaneyso caruurta.. Laakiin hooyada haddii ay jabaljaan tahay oo ay SHIISHAD CABTO ama Khaad waxay saameeeyn weeyn ku yeeleneysaa Jiiilka Soo socda.. caruurtiii.. hooyada , dumarka waa halbawlaha bulshada.. waa wax foolxun in Dumarkeedii somaliyeed ay SHIISHADA naga bartaaan..AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Jul 31, 2017 8:39 pm Ditoore. Waa aragtaa rinkeby iyo Tensta nimanka qayilaad 24 saac. So naagaha maxaa ula yaabeysa? Markasta naagaha lee maxaa looga hadlaa? Nimanka ka daran 109%.. EE ragga ha isa toosiyaan marka hore ileen iyagii baa mas'uulka reerka ah.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Waa run. Rotana i Bromma ma tagtay en helg? Eller veddesta waa naxee inta Naago meesha joogo. Walahi 99% naagahs areadena in the age 20-36 smokes shishaDR-YALAXOOW wrote: Mon Jul 31, 2017 8:46 pmWalaaloow Nimanka oo qayila ama guriga ka maqan waa dhaqan aan ku soo kornay soomaliya normal ka ahaa.. Hooyooyinka soomalida waxay ahaayeen always dumar dhowrsan.. caruurtooda ayey korsan jireen... Haddiii hooyada Balwad barato SHIISHAD. KHAAAD. QAMRI waxaa markaa dhibaaato weeyn gaareysaa caruurtiii.. odayga hadduu jabal jaaan yahay saameeyn weeyn kuma yeelaneyso caruurta.. Laakiin hooyada haddii ay jabaljaan tahay oo ay SHIISHAD CABTO ama Khaad waxay saameeeyn weeyn ku yeeleneysaa Jiiilka Soo socda.. caruurtiii.. hooyada , dumarka waa halbawlaha bulshada.. waa wax foolxun in Dumarkeedii somaliyeed ay SHIISHADA naga bartaaan..AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Jul 31, 2017 8:39 pm Ditoore. Waa aragtaa rinkeby iyo Tensta nimanka qayilaad 24 saac. So naagaha maxaa ula yaabeysa? Markasta naagaha lee maxaa looga hadlaa? Nimanka ka daran 109%.. EE ragga ha isa toosiyaan marka hore ileen iyagii baa mas'uulka reerka ah.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Haa Rotana waan tagay walaahi waa la yaabay. naaag sanka qaac ka sii deeynaya. . inta baddan naagaha meesha fadhiyey waxay ahaayeen Garoobyaal caan ka ah Rinkeby tensta kista laakiin waxaa iigu yaabka badneeyd waxaan arkay qaar la qabo . midda iga yaabisay waa .. Too deggan rinkeby caruur baddan leh ninkeeda aqaan ayaan ku arkay Niman kale la socdaan oo Shiishad weeyn ku dhagan
.. Naag balwad leh wax fiican maaha...

Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
In Canada its public. They are in most shiisha places with friends smoking it. Naagaa Somali Canada wax kale kuma waydiinayso aan ahayn qiiqaas.
- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Laga baro laga badii sxb
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
DR-YALAXOOW wrote: Mon Jul 31, 2017 7:49 pm Walaalayaaloow aniga afka ingriisiga ma aqaan. Af soomaaliga ayaan xoogaa ka aqaan.. Arrin ayaan la yaabay.. Afkii baa juuqda gabay.. Naagaha soomaalida ee shiishada caba waa bateen.. walaalayaaloow dhaqan xumadaan halkee ka timid ? . Waxaan ka sii naxay. Nimanka Qaba naagaha shiishada caba !! War nimankaaa xaniinyihii yaa ka siibay ?? !! Naag aan aniga qabo oo Shiishad cabeysa.. DHaqan xumadaas halkee inooga timid.. Dayuuusiiin weeyaan Ragga naagahooda u ogolaada inay shiishad cabaan.. Waayadii hore naagaha Sigaarka cabaa waxaa loo yaqaanay. Sharm...to.. Maantana waxaad arkeysaa Nin naagtiiisa Shiishad cabeysa. oo naagtii Sanka qaaac ka sii deyneyna isagiina la cabaya ama uga raali ah.... calool xumadaas ayaan ka yaabay... saaxiibiyaal ka warama Shiiishad naagaha caba ??

Somalida iyo double standard kooda maxaan nacay.
Adeer sawkan isagiiba cabaya.
Halkee ayay ku taala balwada ragu inay yeeshan waa caadi, dumarkana waa dhaqan xumo!!!!!!!
Shid
- Basra-
- SomaliNet Super
- Posts: 49034
- Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
- Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
oo adiigu naag ba tahay.DR-YALAXOOW wrote: Mon Jul 31, 2017 7:49 pm Walaalayaaloow aniga afka ingriisiga ma aqaan. Af soomaaliga ayaan xoogaa ka aqaan.. Arrin ayaan la yaabay.. Afkii baa juuqda gabay.. Naagaha soomaalida ee shiishada caba waa bateen.. walaalayaaloow dhaqan xumadaan halkee ka timid ? . Waxaan ka sii naxay. Nimanka Qaba naagaha shiishada caba !! War nimankaaa xaniinyihii yaa ka siibay ?? !! Naag aan aniga qabo oo Shiishad cabeysa.. DHaqan xumadaas halkee inooga timid.. Dayuuusiiin weeyaan Ragga naagahooda u ogolaada inay shiishad cabaan.. Waayadii hore naagaha Sigaarka cabaa waxaa loo yaqaanay. Sharm...to.. Maantana waxaad arkeysaa Nin naagtiiisa Shiishad cabeysa. oo naagtii Sanka qaaac ka sii deyneyna isagiina la cabaya ama uga raali ah.... calool xumadaas ayaan ka yaabay... saaxiibiyaal ka warama Shiiishad naagaha caba ??

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Basra..maya aniga Naag ma ihi.. Why are ask me question like that?
-
- SomaliNetizen
- Posts: 499
- Joined: Thu Jun 22, 2017 4:07 am
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
leave the girls alone man, you know Somali girls love shiisha because hooyo's loves uunsi and foox? its the same thing smoke and perfume
Long long time ago in a dark and cold night one of my high school girl friends took me to a hangout restaurant and there was lots of smoke coming out. i ask her where are we? she answered a shiisha place, she smiles and asked don't you know Shiishad ? im like i heard of it, shes like its just like perfume la qiiqiyey you know like uunsiga ama fooxa? we had Qishr Yemeni coffee drinks anyways she said she only comes here because she love the smell that reminds her of her hooyo's uunsi.

- Posts: 2673
- Joined: Fri Apr 04, 2014 1:33 am
- Location: Federal Republic of Soomali-Galbeed Capital of Dira Dhabe
Re: Naagaha Shiishada Caba iyo Nimanka qaba??
Marka hore naag balwad leh maxa ku geeyay? Only beta male ba ku hoos nool naag balwad leh.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 2138 Views
-
Last post by Addoow
-
- 3 Replies
- 693 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 7 Replies
- 502 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 3 Replies
- 486 Views
-
Last post by arabmtu
-
- 18 Replies
- 1087 Views
-
Last post by kalia
-
- 0 Replies
- 201 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 444 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 327 Views
-
Last post by foolxume2005
-
- 1 Replies
- 705 Views
-
Last post by GAMES
-
- 0 Replies
- 284 Views
-
Last post by Adan_1