https://www.hiiraan.com/news/2017/Aug/w ... 142589.htm
Qodobadda laga soo saaray soo afjaridda wada hadalkan mudadda dheer soo socday waxay u dhaceen sidan;
1. Waxaanu tacsi u diraynaa eheladii iyo qaraabadii ay dhibaataddu ka soo gaadhay isku dhacii dagaalka sababay ee dhexmaray labadda beelood ee walaaha ee wada dega Buuhoodle.
2.waxaanu bogaadin iyo hambalyo u dirayna odayaashii iyo waxgaradkii dhexgallay ku guuleeyey inay soo afjaraan shaqaaqadii halkaasi ka dhacday.
3. waxaanu isla garanay in meel looga soo wada jeesto xaalada cusub ee ka aloosan Buuhoodle.
4. in maamuladda Puntland iyo Muqdisho ay joojiyaan gardaradda qaawan ee ay ka wadaan deegaanada Somaliland guud ahaan, gaar ahaanna Buuhoodle.
5. in Caalamku ogaado wixii dhibaato ah ee ka dhaca Buuhoodle ay ka masuulka yihiin labadda maamul ee Garoowe iyo Xamar.
6.siiba maamulka Puntland ha joojiyo dhibaatada uu ku hayo nabadda iyo geedi socodka dimuqraadiyadda Somaliland.
7. in garaadada iyo cuqaashu wada jir uga hor tagaan wixii dhib iyo dhaawac nabadda iyo nolosha dadka gaadhsiinaya.
8. in aan Somaliland marnaba aqbali doonin meel ka mid ah lagu qabto shir lagu kala qaybinayo dadka iyo dalka Somaliland laguna burburinayo wada hadaladda Somaliland iyo Khaatumo.
9. waxaanu uga digaynaa shirkadaha iyo hay’adaha diyaaradaha inay fasax la’aan ka soo degaan garoomadda si loo sugo amaankoodda.
10. waxa la magacaabay guddi laba geesood ah oo tallo bixin ka soo jeedin doonna qabashadda shirweynaha loo dhan yahay.
Somaliland Khaatumo agreements
Moderator: Moderators
- Maroodijex
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1167
- Joined: Wed Mar 09, 2005 8:48 pm
- Location: BRAVE HEART - Salaxley & Qoolbuulale
- Maroodijex
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1167
- Joined: Wed Mar 09, 2005 8:48 pm
- Location: BRAVE HEART - Salaxley & Qoolbuulale
Re: Somaliland Khaatumo agreements
With the politics of Sool/Buuhoodle sorted, Somaliland is now able to flex its muscles.
Re: Somaliland Khaatumo agreements
Maroodijeex I know you are a habar xisbi type and well into it. But why you lie to yourself? Galaydh was in BBC today and said we are trying to share power with SL and in the future we will talk to Somalia to try to form a Somali government . in essence he said bluntly that they are using SL as a stepping stone.
Why do somaliland xisbi xisbi groupies lie to their people?
Why do somaliland xisbi xisbi groupies lie to their people?
- Maroodijex
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1167
- Joined: Wed Mar 09, 2005 8:48 pm
- Location: BRAVE HEART - Salaxley & Qoolbuulale
Re: Somaliland Khaatumo agreements
Sxb, hore waxa loo yidhi dumarka been been ayaa lagu soo xero galiya, runtana waa lagu qabaa.
Hadalka Galaydh ee BBC'du waa hadal siyaasadaysan oo dhagaha kuwa ka soo horjeeda lagu raaricinaayo oo lagu kala qaybinaayo.
Beesha Dhulouska waa intan oo kala nooc.
1. Kuwo Somaliland taageersan (ama dano ku leh)
2. Kuwo Somaliwayn taageersan (oo hadii loo sheego Waqooyinimo iyo waxaas lagu soo xero galin karo)
3. Kuwo Maamul ayaga u gaar ah jecel (lagu soo dabaali karo, Somaliland ayaa wadidii u mari lahayd ah)
4. Kuwo Isaaq neceb oo wax walbo Isaaq ah ka soo horjeesta (waa reer Buuhoodle inta badan)
5. Kuwo jaha wareeray (Hadii jiho loo dhaqaaqo iska soo raaca)
6. kuwo Puntland nafla caari la jooga (waa kuwo ugu tiro'da yar).
Somaliland ha u baqin, hana moodin wax laba qof qol ku kala tuuri karto.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 723 Views
-
Last post by Xiis1928
-
- 1 Replies
- 659 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 14 Replies
- 2787 Views
-
Last post by Ben Dover
-
- 7 Replies
- 2749 Views
-
Last post by Sharmarke91
-
- 3 Replies
- 1874 Views
-
Last post by original dervish
-
- 12 Replies
- 1105 Views
-
Last post by LightAtNight
-
- 7 Replies
- 714 Views
-
Last post by original dervish
-
- 29 Replies
- 2772 Views
-
Last post by KingBlack
-
- 38 Replies
- 3344 Views
-
Last post by Magnusomalius
-
- 104 Replies
- 7274 Views
-
Last post by X.Playa