Page 1 of 1

latest on Farmaajo vs Khayre

Posted: Wed Sep 06, 2017 2:32 pm
by sahal80
khayre oo farmaajo ku yiri "awalba anaa ku waardiyeeynayay" kkkkk

ayadoo Farmaajo qiil xilka qaadis ah u raadinayay casekii qalbi dhagax ayuu khayre toos itoobiya ugu xirtey kuna dhawaaqay in uu ahaa terrorist

https://goobjooge.net/akhriso-goaanka-c ... x-xasaasi/

hadaba inqilaabkaan ka dib Farmaajo waxaa u faran inuu dhanka xildhibaanada kaga saaro meesha waxaana uu markale la xiriiray kooxaha Daljir iyo ictisaam oo still looking after the pm
:snoop:


qalbidhagax markii la keenay waxaa diiday inuu dhiibo sanbaloolshe laakiin mid dhuxuloow la dhoho ayaa khayre wacay kadibna gudi ayuu amrey in loo saaro meel gudigaas ayaa goaamiyay in loo dhiibo itoobiyo

Farmaajo waa la socdey oo waliba xildhibaano caan ah baa u dacwoodey laakiin fulinta khayraa lahaa

saan horey u sheegay wixii itoobiyo ah murursaduhuu u maraa