Page 1 of 1
Al-Adab Al-Mufrad by Imam Bukhaari
Posted: Thu Sep 14, 2017 5:28 pm
by Maandhow
This book is a must have for everyone who understands the importance of good character and wants to perfect it.
[youtube]f6mBmOh2a9E [/youtube]
[youtube]YtWC9lvIKXM [/youtube]
Re: Al-Adab Al-Mufrad by Imam Bukhaari
Posted: Fri Sep 15, 2017 1:24 pm
by abuu_dujaana
Maasha Allah Al adabu mufrad waa kitaabka labaad ee ugu qiimo badan uu qoray shiikhunal bukhaari Raximu Laah. Laakiin, nasiib daro kitaabkan ma helin culimo badan oo u qidmaysa. Sababtoo ah, culimada sharaxday aad ayeey u yar tahay. Mida labaad kitaabka daabacadiisa waa yar tahay oo malaha daabacaad casri ah oo kala duwan. Sharaxa ugu fiican aan arkay waxuu shiilkhii Pakistaniga ahaay iFadlu Laahi Jeylaani yo hordhac fiican uu u sameeyey abuu yaxya macalimi.