Ethiopians and AMISOM in DhuusoMareeb

Galmudug General Discussions
User avatar
HashIII
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Oct 25, 2016 9:03 am

Ethiopians and AMISOM in DhuusoMareeb

Post by HashIII »

Interesting developments are taking place in Dhuusomareeb. This comes after the historic agreements signed between Galmudug and the K5 administration, and the treacherous extradition of the Somali war hero Qalbi Dhegax on the part of GM.
Dhuusa Mareeb (Caasimadda Online) – Ciidamo ka tirsan Howlgalka AMISOM ayaa markii ugu horeysay la geeyay magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud,waxaana la soo sheegayaa in Ciidamo ka tirsan Itoobiya oo aan ka diiwaan gashaneyn Howlgalka AMISOM magaaladaasi isaga baxeen.

Dad ku sugan magaalada Dhuusa-mareeb ayaa sheegay in magaalada lagu arkayo Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM,waxaana magaalada ka baxay kuwa Itoobiya oo mudo halkaasi ku sugnaa.

Saraakiisha Amaanka maamulka Ahlusunna ayaa sidoo kale Idaacada Kulmiye u xaqiijiyay in Ciidankii Ethiopia ee ka amar qaadanayay Maamulka Ahlusunna magaalada laga saaray laguna badalay Ciidan kale oo ka socda Dalka Ethiopia lkn ka amar qaata Howlka AMISOM ee Soomaaliya.

Ciidamadii Ethiopia ee ka baxay dhuusamareeb ayaa mudo dheer halkaasi ku sugnaa, waxaana ay ahaayeen Ciidan ka amar qaata Maamulka Ahlsunna ee Gobalada dhexe.

Xubno ka tirsan Maamulada Galmudug iyo Ahlsunna oo magacyadooda ka gaabsaday ayaa sheegaya in arintaan ay salka ku heyso wadahalo dhaxmara Maamulada looga kala Arimiyo Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ee Galmudug iyo Ahlsunna.

http://www.caasimada.net/ciidamo-ka-tir ... sa-mareeb/
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19060
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Ethiopians and AMISOM in DhuusoMareeb

Post by FarhanYare »

The propaganda machine aka baqtiland at it again.. We are allergic to xabashi and their side kicks jaberti

http://allgalgaduud.com/2017/09/dhageys ... so-mareeb/



If you gonna post a lie, atleast post one that is convincing




Ka nax oo nafta waa!
User avatar
PanSomaliNationalist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3421
Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm

Re: Ethiopians and AMISOM in DhuusoMareeb

Post by PanSomaliNationalist »

There is already amisom in cadaado was a matter of time

But this isn't good because the fufus are working their way up not long before fufus have a presence in bosaso and borama
User avatar
SacaadMuuseKing
Posts: 147
Joined: Sat Sep 23, 2017 9:38 pm

Re: Ethiopians and AMISOM in DhuusoMareeb

Post by SacaadMuuseKing »

The Ls keep on racking up
User avatar
TheNewElectedWarLord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 972
Joined: Sun Mar 19, 2017 3:53 am

Re: Ethiopians and AMISOM in DhuusoMareeb

Post by TheNewElectedWarLord »

FarhanYare wrote: Sat Sep 16, 2017 2:25 am The propaganda machine aka baqtiland at it again.. We are allergic to xabashi and their side kicks jaberti

http://allgalgaduud.com/2017/09/dhageys ... so-mareeb/



If you gonna post a lie, atleast post one that is convincing




Ka nax oo nafta waa!
Kkkkk those dooro kids enjoy propaganda😂

Wtf is amisom going to due in dhusamareb who has been free from alshabab shit since 2008.
No foreign bakhati can come in the city. So carry us a river dooro kids, this isn't Balad xawo😂
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Galmudug”