mabruuk Alle ha indin wafijiyo ..
ducada badi, dinta bar xaska, sadaqo badan bixi, isha dadka iska ilaali , qadka ha uu dhawaan salada ilaasho, xafladaha soomaliyeed iska ilaaliya si uu qos fiican idin sameesmo insha*Allah, wixi Alle iyo Rasoolkiso Ay jecleesteena ha ka fogaanina .. Allena uu mahad celi ..
waa iga waano, qos badan baa zamakn duma taasna w cashan Sunadi baa laga tagay quraankina wala haajiray ==> Gurigaagu yusan noqon guriga shytanka oo music iyo wixi uu ale necebyahy ka fogo ..
Alle kheyr oo dhan ha idn wafajiyo
Nabigana Ku sali ========> Allahuma sale w salem w barek cala saydna Muxammed
Fe Aman Allah
Al faghera el Allah
Fe Aman Allah ===>
