Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)
Posted: Sat Sep 30, 2017 12:26 pm
Galmudug election Committee announced.
Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)
Xildhibaanadii Galmudug ee dhawaan shaaciyay in ay xilka qaadista ku sameeyeen Madaxweynea Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug.
Guddigan ayaa loogu talo galay iney diyaariyaan doorashada madaxweyihii bedeli Xaaf, waxaana arintan ay ku soo aadeysaa xili khilaaf adag uu ka dhex aloosan yahay Madaxweynaha xaalku ku xun yahay ee Galmudug ku-xigeenkiisa iyo gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug.
The official letter
http://allbanaadir.net/news.php?readmore=8614