Page 1 of 1
Somaliland Waa Janno Adduun
Posted: Tue Oct 17, 2017 12:44 pm
by KingWaslawi
Re: Somaliland Waa Janno Adduun
Posted: Tue Oct 17, 2017 12:49 pm
by abdikarim86
Good to hear you are enjoying yourself.
Which town are you in?
What is the mood of the people regarding the elections?
Re: Somaliland Waa Janno Adduun
Posted: Tue Oct 17, 2017 1:00 pm
by KingWaslawi
Mahadsanid Abdikarim,
Inta badan Burco ayaan joogaa, laakiin Somaliland Borama iyo Ceerigaabo mooyee meelaha kale maray Alx.
Dadka mood koodu wuu isku jiraa, qaar hawlahooda iska wata oo siyaasadba ka hadlayn, qaar 24 saac siyaasad uun faalaynaya, iyo labadaa u shaxeeyaba, kollay se waxaa muuqata in dadku badankoodu ku halahooda iska wataan, siyaasaddana ka gaabsadeen.
Xiise waa jiraa iyo doorashada in la isu diyaarinaayo.
Re: Somaliland Waa Janno Adduun
Posted: Tue Oct 17, 2017 1:05 pm
by Zoomalia4Kucks
You need to go to Ceerigaabo and it's surrounding areas in Sanaag, Somaliland. A lot of rich Somali history in those areas
Re: Somaliland Waa Janno Adduun
Posted: Tue Oct 17, 2017 1:07 pm
by KingWaslawi
Zoomalia4Kucks wrote: Tue Oct 17, 2017 1:05 pm
You need to go to Ceerigaabo and it's surrounding areas in Sanaag, Somaliland. A lot of rich Somali history in those areas
Thanks sxb, I will visit those places in shaa allaah.
Re: Somaliland Waa Janno Adduun
Posted: Tue Oct 17, 2017 8:28 pm
by cheifaqilbari
Somaliland wa Jahhnu King ilasho wa dalkaga hoyo . And hadaa Joogtey Somaliland wa inadaay Tagteed Hawdkeena. Somaliland without Haud is like going to berbera and not having a swim in berlula beach those things go together brother.
Re: Somaliland Waa Janno Adduun
Posted: Tue Oct 17, 2017 8:48 pm
by AlpArsalan
You should visit the west (Gabiley region) and especially this hidden gem of SL called Ceel-Giniis.Majority of Isaaqs don't know this place! Enjoy your trip tho!