Page 1 of 2

Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 2:23 am
by caadani90
Over the last few days some people (most notably Moorodijeex) have been crying inconsolably on thread after thread.

A little truth for you Wadani doesn't have the numbers and won't have the numbers even if the whole of Samaroon was on board. To make matters worse they don't want to bring anyone in.

Look at this membership committee. Why should anyone who is not HY vote for Wadani.

These guys want their cake and want to eat it too.

Image

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 3:27 am
by kaliil
Cadaani dadka Meeshan ugu macquulsan ayaad ka mid ahayde maxaa kugu dhacay? Liiskii yaraaye dacaayada ahaaye facebook la wareejinayay ayaad rumaysatay?golaha wadani haduu Sidan ahaan lahaa sidee baa Loogu dhici lahaa ina cid kale taageero la weydiisto?liiska golaha dhexe oo magacyada iyo qof Walba magaciisa leh waa la helayaa hadii loo baahdo.tiro yar bay hy golaha dhexe ku leeyihiin weliba sidaan aaminsanahay reeraha Qaar baa kaga badan golaha dhexe.

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 3:34 am
by Maroodijex
Cadaani
Horta bal aan ku jawaabe, yaa laguu dilaa? Ma HJ mise waa SM?

Listka aad soo daabacday bari hore ayaa jeeniga lagu dhuftay... talaw ma gudaafadaha Internetka ayaa ka soo baadhatay? ileen meel kale oo qawl nadiifa lagu faafiyo kama soo helayside.

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 4:28 am
by caadani90
kaliil wrote: Thu Oct 19, 2017 3:27 am Cadaani dadka Meeshan ugu macquulsan ayaad ka mid ahayde maxaa kugu dhacay? Liiskii yaraaye dacaayada ahaaye facebook la wareejinayay ayaad rumaysatay?golaha wadani haduu Sidan ahaan lahaa sidee baa Loogu dhici lahaa ina cid kale taageero la weydiisto?liiska golaha dhexe oo magacyada iyo qof Walba magaciisa leh waa la helayaa hadii loo baahdo.tiro yar bay hy golaha dhexe ku leeyihiin weliba sidaan aaminsanahay reeraha Qaar baa kaga badan golaha dhexe.

Whoops :lol:

Still, I'm glad it's not the case.

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 5:04 am
by caadani90
Maroodijex wrote: Thu Oct 19, 2017 3:34 am Cadaani
Horta bal aan ku jawaabe, yaa laguu dilaa? Ma HJ mise waa SM?

Listka aad soo daabacday bari hore ayaa jeeniga lagu dhuftay... talaw ma gudaafadaha Internetka ayaa ka soo baadhatay? ileen meel kale oo qawl nadiifa lagu faafiyo kama soo helayside.
Look man I'm telling you your anger is misdirected. I remember discussing Wadani on these forums back in 2013 when they still had a chance of winning today's election. I said then that if Wadani wanted to win they had to disrupt the status quo. The easiest way to do that at the time was to bring on board and make a deal with the Rays party of ina Gafadhi. Giving the Muuse Abokor of HJ a stake in Wadani would have been a massive disruption to Kulmiye and its alliance. Wadani instead went after Ummada and Gaboose like that would make any difference whatsoever to Wadani or Kulmiye's base. That's just one example.

Fast forward 4/5 years and it's only now dawning on you that the cards are stacked against Wadani so your lashing out.

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 6:33 am
by Maroodijex
Hadaan kooyaa. Caadani horta barasho wanaagsan.

Mida xigta, mid aan kuugu daro, Habarjeclo waa harag sakaaro, harag sakaarona ku wada fadhiiso mooye, wadaag malaha. Taasi waa mid.

Mida kale, siyaasadda munaafaqadda ah, hadii aan horta Ciidagale nahay waa ka xaragoon jirnay. Waa arin aad u hoosaysa in xulufo jufooyin loo samaysto. Meel sare ayaan ka fakaraynay oo ah hal qof iyo hal cod, iyo in lagu tartamo karti iyo wax qabad.

Inta aan halkaa ka fakaraayay oon islahaa dadkan waxmagarata ah caqliga ayaa u siyaadi oo dadkan waxa kali ah ee kala badbaadin karaa waa ayagoo Qabyaaladda foosha xun ka waynaada... 2017 ayaa timid. Anigu kolay shakhsi hadaan ahay maanta ayaa waxa ii cadaatay in rajo oolin meesha.

There is no hope.

Kolka sidaa tahay, anigu inta aan saamayn ku yeelan karo dadka aan dhiiga wadagnahay, kuwa wali aaminsan fikirkaa, waxaan maanta laga bilaabo damcay oo go'aan ka gaadho arinkaa isaga ah.

Beesha Garxajis kama aha in ay powerless tahay... waa ka dulqaad badan iyo lexo jeclo badan oo dalkan Somali-land u haysay.

Garxajis nin shisheeye loo dirijiray oo korka wax ka eegi jiray weeyan, miyaan talada ku darsanay hoos wax u eeg oo gondahaaga ayaa cadawguba ku jira.

Status-quo sii socon mayso. hadii aad xisaab yar oo raqiisa aad isu gaysateen, anaguna xisaabtayadda waa isku dhufanayna.

Waxaan qabaa laba arin mid kood ayay iskugu soo biyo shubanaysa.

1. In Isaaq dib isugu noqdo oo ama jeegaan noogu yimaada ama hal hal noogu yimaada, oo new deal lagu wada socon karo aan ku heshiino.
2. In meesha lagu kala tago.

Hadii 1.kaaad noqoto, axsan wadaacan, danta guud ee ina wada saamaysa waa ka wada shaqayn karna, maamulka dalkana waa la wadaagi karaa.

Option 2#. Ma noqon doono sidii 1994. This time, Beesha Garxajis has many options. Arin si fiican looga baaran dagay, oo qorshe iyo wata siyaasaddeedi ayaan idinla iman doona. Waliba aan cidna looga haybaysan doonin.

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 6:51 am
by Khalid Ali
war maroodijeex ileen ciiidagale baad tahay

isxaaq baan ku hayste all along
maroodijeex inaderr mar somaliland baad wax la doonaysa oo si somaliland ahaan baad uga hadlaysa marna waxad leedahay garxajis baan wax la dooonaya

it makes no sense cadaani said make alliance with some muse abokor to create a wider alliance u said uma bahna
hal.cod iyo hal qof wu jira sl na wa beelo.. the beelo will some how vote as blocks but there are indvidiuals 2

adigu maxaad rabta kulmiyr maxaad ku diidaysa

bal ino sheeg

as a ciidagalle u have to think a hargeysaawi president

wixi hargeysa lugu cuno is for hargeysa. hargeysa had never a president from hargeysa 3 presidents from burco cigaal tuur and siilaanyo one from boraama
marka madaxtooyada ha inaga fogeyn inadeer

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 6:55 am
by skywalker25
Maroodijex wrote: Thu Oct 19, 2017 6:33 am Hadaan kooyaa. Caadani horta barasho wanaagsan.

It's a shame this sort of fight was absent when the Cagdheer Ileey killed 100 HY.

Empty barrel makes the most noise

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 7:08 am
by Maroodijex
[quote="Khalid Ali" post_id=4842662 time=1508413874 user_id=50216]
war maroodijeex ileen ciiidagale baad tahay

isxaaq baan ku hayste all along
maroodijeex inaderr mar somaliland baad wax la doonaysa oo si somaliland ahaan baad uga hadlaysa marna waxad leedahay garxajis baan wax la dooonaya

it makes no sense cadaani said make alliance with some muse abokor to create a wider alliance u said uma bahna
hal.cod iyo hal qof wu jira sl na wa beelo.. the beelo will some how vote as blocks but there are indvidiuals 2

adigu maxaad rabta kulmiyr maxaad ku diidaysa

bal ino sheeg

as a ciidagalle u have to think a hargeysaawi president

wixi hargeysa lugu cuno is for hargeysa. hargeysa had never a president from hargeysa 3 presidents from burco cigaal tuur and siilaanyo one from boraama
marka madaxtooyada ha inaga fogeyn inadeer
[/quote]

Khalid,
Cammoo sidaan qoraalkayga hore ku sheegay, Jeegaantu xisaabteeda waa isu gaysatay. Meeshana waxa looga dan leeyahay Garxajis ka ilaaliya madaxwayne inu dalka ka noqdo.

Dealka Habar Awal iyo Habarjeclo galeen waa marba mid Madaxwayne ha isu badalo,

Sxb, arinkaa isaga ah, waa Declaration of War.

Somaliland aan kuu sheego waxay ku dhisnayd waa wax wada lahaansho. Maadaama Wax wada lahaansho meesha ka baxday, waxa kali ah ee lagu badbaadin karaa maanta waa.

1. Jeegaanta oo hor timaada Garxajis oo new deal, marna Jeegaanta Madaxwayne noqoto, Marna Garxaji Madaxwayne noqdo.

2. In Somaliland lagu kala dhaqaajiyo.

Karis xun iyadaa ku wax la.

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 7:09 am
by kaliil
[quote="Khalid Ali" post_id=4842662

wixi hargeysa lugu cuno is for hargeysa. hargeysa had never a president from hargeysa 3 presidents from burco cigaal tuur and siilaanyo one from boraama
marka madaxtooyada ha inaga fogeyn inadeer
[/quote]

Madaxweyne walba idinka uun baa hargeysa wax ku cuna.dawladan siilaanyo sacad muuse uun baa dhuuqa uun iyo dhawr nin oo hj ah.habar jeclo waa magac u yaal uun oo madax baad tihiin baa lagu yidhaahdaa laakiin idinkay tuumbooyin idiinku xidhanyihiin oo dawlada dhuuqa.mashaariicda dawladu bixiso 80% sacad muuse ayaa la siiyaa inta kalena kalena hj ardayda scholarship la siiyo 90% waa sacad muuse intaa waxa ka badane aad rabtaan waa maxay? Ilaa dawladii cigaal lagasoo bilaabo idinkaa dhuuqayay

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 7:26 am
by kaliil
Markaad rabtaan inaad garxajiska kala qaybisaan ayaad ciidagale iyo isaxaaq soo dhoweysataan oo tidhaahdaan reer hargeysa ayaynu isla nahay markaad ku guurtaana way idiinsoo uraan markaasaad tuurtaan.hadaad Dan reer hargeysa wado jeegaan umaad baahateene kuwa kula degen baa kugu filnaan lahaa

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 7:33 am
by Maroodijex
Barigii hore qabyaaladda shaadh iyo surwaal ayaa loo galin jiray, sida imika caadada ka dhigteen Jeegaantu ayaa lala wadayaa.

Hadii aad maqli jirtay Mama Malyuun iyo Dabcasar oo Yutube laga maadaysto, walaahi dhawaan waxa laga maadaysan doona duufaanta ka hilaacda Somaliland.

Bal halka aynu sal dhigno, kolay reerku fikir iyo maskax ahaan hada waa kala guuray. Dad iyo duunyo ahaana dhawaan waa lakala hayaami doona.

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 7:44 am
by Timiro1999
kaliil wrote: Thu Oct 19, 2017 7:26 am Markaad rabtaan inaad garxajiska kala qaybisaan ayaad ciidagale iyo isaxaaq soo dhoweysataan oo tidhaahdaan reer hargeysa ayaynu isla nahay markaad ku guurtaana way idiinsoo uraan markaasaad tuurtaan.hadaad Dan reer hargeysa wado jeegaan umaad baahateene kuwa kula degen baa kugu filnaan lahaa
:clap:
Hadalkaasaa isku fuuqsaday, wallaahi reer Hargeysaan ahay tolkaygana waan aqaana ka ceerigaabo iyo bari guntii degen.
Magaalo lawada degan yahay waxba ma tarto. imikaba shisheyaha magaalada ila degen maxaanu isu nahay waxba.

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 7:50 am
by caadani90
Maroodijex wrote: Thu Oct 19, 2017 6:33 am Hadaan kooyaa. Caadani horta barasho wanaagsan.

Mida xigta, mid aan kuugu daro, Habarjeclo waa harag sakaaro, harag sakaarona ku wada fadhiiso mooye, wadaag malaha. Taasi waa mid.

Mida kale, siyaasadda munaafaqadda ah, hadii aan horta Ciidagale nahay waa ka xaragoon jirnay. Waa arin aad u hoosaysa in xulufo jufooyin loo samaysto. Meel sare ayaan ka fakaraynay oo ah hal qof iyo hal cod, iyo in lagu tartamo karti iyo wax qabad.

Inta aan halkaa ka fakaraayay oon islahaa dadkan waxmagarata ah caqliga ayaa u siyaadi oo dadkan waxa kali ah ee kala badbaadin karaa waa ayagoo Qabyaaladda foosha xun ka waynaada... 2017 ayaa timid. Anigu kolay shakhsi hadaan ahay maanta ayaa waxa ii cadaatay in rajo oolin meesha.

There is no hope.

Kolka sidaa tahay, anigu inta aan saamayn ku yeelan karo dadka aan dhiiga wadagnahay, kuwa wali aaminsan fikirkaa, waxaan maanta laga bilaabo damcay oo go'aan ka gaadho arinkaa isaga ah.

Beesha Garxajis kama aha in ay powerless tahay... waa ka dulqaad badan iyo lexo jeclo badan oo dalkan Somali-land u haysay.

Garxajis nin shisheeye loo dirijiray oo korka wax ka eegi jiray weeyan, miyaan talada ku darsanay hoos wax u eeg oo gondahaaga ayaa cadawguba ku jira.

Status-quo sii socon mayso. hadii aad xisaab yar oo raqiisa aad isu gaysateen, anaguna xisaabtayadda waa isku dhufanayna.

Waxaan qabaa laba arin mid kood ayay iskugu soo biyo shubanaysa.

1. In Isaaq dib isugu noqdo oo ama jeegaan noogu yimaada ama hal hal noogu yimaada, oo new deal lagu wada socon karo aan ku heshiino.
2. In meesha lagu kala tago.

Hadii 1.kaaad noqoto, axsan wadaacan, danta guud ee ina wada saamaysa waa ka wada shaqayn karna, maamulka dalkana waa la wadaagi karaa.

Option 2#. Ma noqon doono sidii 1994. This time, Beesha Garxajis has many options. Arin si fiican looga baaran dagay, oo qorshe iyo wata siyaasaddeedi ayaan idinla iman doona. Waliba aan cidna looga haybaysan doonin.

😂

Walaal maantu maha malinti and ii faani lahayd wayo tiradi diwangeelinta la haya oo waxan ahay iyo waxaad tahayba wa la oogyahay oo wa public. HJ inay dalka ugu badantahay iminka muran Kama jiro. Langaabnimo Ayad la ciishay ee orod oo ohinta qol madow lagal . Salaxley iyo tuulada Garadag iyama badan :lol:

When the reality on the ground and your estimation of your self do not reconcile it leads to delusion.

Kulmiye will win and you will not be able to do fukc all about it. No amount of tears and angry childish tantrums will change that. You will fall in line Behind your government and pay your taxes.

And if you don't change your ways you will be soluting another HJ president after Mujahid Muuse decides he has had enough of being president and then another H Awal after him. And you still won't be able to do Fukc all about it other than of course frothing at the mouth on Somalinet :lol:

Somaliland ha noolato :sland:

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Posted: Thu Oct 19, 2017 8:21 am
by Timiro1999
caadani90 wrote: Thu Oct 19, 2017 7:50 am

HJ oo laandheere sheegatay qosol baan dhiman gaadhay