nasro ladan
12 hours ago
war maaalin walbo qarax ayaaa dhaco ilaaa hda wuuu dhcaaa marka uu dhaco ayaaad baroor diiiqdaaan war wax isku dara soomali hdaaa tihiiin dowlda wax idin maqawaneyso dowlda aaad isku haleyneyso
Hilaac Dahir
10 hours ago
Ax madhaxalbaan uleenahy waxaan dhacaya
Yaaaaaaaa Allaaah nagasoogaar wlhy waa calol xumo waxaan waxaan haddan nalaga qabanayn Annaga dhanmba sidaan Somali unahay hanalaga duugo halmar waayo calol xumo kumajirikarno malin walba
Khadar Farah
1 hour ago
Reer muqdisho ha qarin ugus haddii aad qarisaan weligiin sidaan iyo si ka daran ayaad ku jiraysaan
Reply
hani Ibrahim
3 hours ago
Wlhi waa yaab ilahay amarkii ku diin malahan dadkan maxey noo gumadayan ilahay caradii inku dhacday caku Al shayaa dhin baalayo haku dhacdo weyna dhibeen wlhi kuwaan mel ey kasoo noqon alaha uwado soomaalay ganmaha is qabsada soomalaay iska dhiciya cadowga
Reply
Zakaria Sharif
8 hours ago
haber gidir ayaa ka dambaysay
Reply