Taloow, Walaashay Timiro99, Ma Siyaasadii Baa Jah Wareerisey? Sootan Iloowdey...

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Taloow, Walaashay Timiro99, Ma Siyaasadii Baa Jah Wareerisey? Sootan Iloowdey...

Post by TheLoFather »

.....Ineey fiishta galisow bahalkii cawska lagu jarjarayey!

cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Taloow, Walaashay Timiro99, Ma Siyaasadii Baa Jah Wareerisey? Sootan Iloowdey...

Post by cheifaqilbari »


wadaani
dont have time for haters
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Taloow, Walaashay Timiro99, Ma Siyaasadii Baa Jah Wareerisey? Sootan Iloowdey...

Post by Timiro1999 »

Lo jiryahow cagaha balaadhani hooyada iyo aabahagii lo'da afuufi jirey ee xafajada weynaa ayaa crazy ahe idhig oromayahay qadhmuunka weyni.
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: Taloow, Walaashay Timiro99, Ma Siyaasadii Baa Jah Wareerisey? Sootan Iloowdey...

Post by TheLoFather »

Timiro1999 wrote: Wed Nov 08, 2017 8:47 am Lo jiryahow cagaha balaadhani hooyada iyo aabahagii lo'da afuufi jirey ee xafajada weynaa ayaa crazy ahe idhig oromayahay qadhmuunka weyni.

Timiroooy!!!, sidii Timirtiii Cambarah ee Madina munawara u macaaneedeey, tii cagaha yaryareeydeey hooyada iyo aabahagii geela foofin jirey marna geela xaqannaas dhici jirey la Janneee oo loo barakeeyee, wallee huunooy geesiyad baa tahey ee waxaan ku idhi Dibi caajisey oo moooo daa gurey ha la qaadin! Kuwan tartamaya ayuu kala garan laayaheyee, Huuno macaan GUULEEYSTA!!!!
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”