Madaxweynaha cusub
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Madaxweynaha cusub
Waa cirro.Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya inuu waddani gobolada badankooda ugu sareeyo codadka ilta la tiriyay weliba maroodijeex kulmiye waa lagaga adkaaday
Re: Madaxweynaha cusub
I remember you predicting a win fir Riyaale 8 years ago on the eve of the election. Is it the same mafrish you are getting the news from.kaliil wrote: Mon Nov 13, 2017 12:11 pm Waa cirro.Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya inuu waddani gobolada badankooda ugu sareeyo codadka ilta la tiriyay weliba maroodijeex kulmiye waa lagaga adkaaday
Cirro could pull a Trump on us who knows this entire election motto was " tolaayeey tolaay "
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Madaxweynaha cusub
X.Playa wrote: Mon Nov 13, 2017 12:24 pmI remember you predicting a win fir Riyaale 8 years ago on the eve of the election. Is it the same mafrish you are getting the news from.kaliil wrote: Mon Nov 13, 2017 12:11 pm Waa cirro.Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya inuu waddani gobolada badankooda ugu sareeyo codadka ilta la tiriyay weliba maroodijeex kulmiye waa lagaga adkaaday
Cirro could pull a Trump on us who knows this entire election motto was " tolaayeey tolaay "
Waa runtaa 2010 waxan rajaynayay oo saadaalinayay inuu riyaale guulaysto laakiin markii doorashadu dhacday iyadoon natiijadii lagu dhawaaqin ayaan halkan ka qiray inuu kulmiye iyo siilaanyo guulaystay oo u hambalyeeyay.
Re: Madaxweynaha cusub
Inaanu Riyaale badinayn Oo xataa doorashdii xaaranta Faysal ku siiyay 80 ka cod inay been tahay cud kaste waa ogayd.kaliil wrote: Mon Nov 13, 2017 12:51 pmX.Playa wrote: Mon Nov 13, 2017 12:24 pmI remember you predicting a win fir Riyaale 8 years ago on the eve of the election. Is it the same mafrish you are getting the news from.kaliil wrote: Mon Nov 13, 2017 12:11 pm Waa cirro.Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya inuu waddani gobolada badankooda ugu sareeyo codadka ilta la tiriyay weliba maroodijeex kulmiye waa lagaga adkaaday
Cirro could pull a Trump on us who knows this entire election motto was " tolaayeey tolaay "
Waa runtaa 2010 waxan rajaynayay oo saadaalinayay inuu riyaale guulaysto laakiin markii doorashadu dhacday iyadoon natiijadii lagu dhawaaqin ayaan halkan ka qiray inuu kulmiye iyo siilaanyo guulaystay oo u hambalyeeyay.
Anigu tan lafteeda anoon doorasho sugin waan saadaalin karaa. Biixi baa badinaya.
The fact only 700k people registered shows you how most people didn't like the three musketeers. THATS less then 20% of the population.
-
cheifaqilbari
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: Madaxweynaha cusub
This is the unoffical information i have from the websites various sources.( meaning mostly wararka and wax maqley)
in Sool region 20,000 out of 60 K has voted
sofar both kulmiye and wadani got very close number
Ucid: also got some votes (diehard ucid fans lol )
in Sool region 20,000 out of 60 K has voted
sofar both kulmiye and wadani got very close number
Ucid: also got some votes (diehard ucid fans lol )
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Madaxweynaha cusub
X.Playa wrote: Mon Nov 13, 2017 1:00 pm [quote
The fact only 700k people registered shows you how most people didn't like the three musketeers. THATS less then 20% of the population.
Markii hore waxa is diiwaangeliyey 1 000 000 qof laakiin 800 000 ayaa kaadhadhka doontay. 200 000 card ayaan la doonan oo khasaray.dadka badankoodu siyaasada ma xiiseeyaan oo anigaba dadkaanu qaraabada nahay e wadankii joogta inta is qortay way yaryihiin.
Re: Madaxweynaha cusub
Siyaasad lama nicin kuwa baratamaya baa la nacay. Qof waalan ayuun baa u kala codeeya 2 tuug Oo is waydaartay Cawil Oo kulmiye galay iyo saaxiibkiisi faqashnimada ay wadaagaan ee Ismaaciil Oo galay wadani.kaliil wrote: Mon Nov 13, 2017 3:01 pmX.Playa wrote: Mon Nov 13, 2017 1:00 pm [quote
The fact only 700k people registered shows you how most people didn't like the three musketeers. THATS less then 20% of the population.
Markii hore waxa is diiwaangeliyey 1 000 000 qof laakiin 800 000 ayaa kaadhadhka doontay. 200 000 card ayaan la doonan oo khasaray.dadka badankoodu siyaasada ma xiiseeyaan oo anigaba dadkaanu qaraabada nahay e wadankii joogta inta is qortay way yaryihiin.
Is badalku ma intaas baa.
Re: Madaxweynaha cusub
Ciro will take the cash. This election was a forgone conclusion. Kulmiye by any means, come hell or high water.
Muuse will get the sit and Ciro will be smiling all the way to the bank. Win win.
Muuse will get the sit and Ciro will be smiling all the way to the bank. Win win.
- LeJusticier
- SomaliNet Super

- Posts: 8481
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Madaxweynaha cusub
Only 700k people registered, so it does not matter who draw thousands in major cities as rallying cry goes. I will fully support whoever wins the nomination in the general election. IA it will be fair and fun......
LeJ
LeJ
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 27 Replies
- 2124 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 16 Replies
- 1770 Views
-
Last post by kaliil
-
- 10 Replies
- 826 Views
-
Last post by great-legend
-
- 1 Replies
- 489 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 1 Replies
- 381 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 11 Replies
- 1175 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 8 Replies
- 1042 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 7 Replies
- 1081 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 2 Replies
- 1564 Views
-
Last post by libaaxyare