Page 1 of 1

Wadani supporters who keep crying

Posted: Wed Nov 15, 2017 10:24 pm
by Inaayah
Xaga lagu arkay dad waa wayn o mar walba sida caruurta loo sasabayo?

You have been defeated ee shut the fcuk up and naga amuusa. :roll:

Re: Wadani supporters who keep crying

Posted: Wed Nov 15, 2017 10:36 pm
by Inaayah
No amount of calcaal o oohin will change anything.

Except the fact that Wadani waa laga badiyay and say Alhamdulila that Muse, Mogdisho ino ma wado In'shAllah. :umad:

Re: Wadani supporters who keep crying

Posted: Wed Nov 15, 2017 10:37 pm
by TheGrumpyGeeljire
I hope Xirsi Gaab, Ismaacil 'Faqash' Bubaa and Sicid 'anti-SNM' Sulub are crying. Fuck them. Try ruined Cirro's campaign single-handedly and he is a man I respect.

Re: Wadani supporters who keep crying

Posted: Thu Nov 16, 2017 2:38 am
by Timiro1999
Inaayah wrote: Wed Nov 15, 2017 10:24 pm Xaga lagu arkay dad waa wayn o mar walba sida caruurta loo sasabayo?

You have been defeated ee shut the fcuk up and naga amuusa. :roll:


Naayaa Inaayah calaacal , oohin, doqiniimo iyo khiyaamo waa Qudhmiye.
Hadaad u haysatid in aad khiyaamo kursi ku koraysid arin kale ayaa kuu soo socota.
Waa Qudhmiye kuwa in dib loo tiriyo ku ooyay
Kuwii xalay xaafadiina shaagaga ku gubayey miyaad ku jirtay.

Re: Wadani supporters who keep crying

Posted: Thu Nov 16, 2017 4:37 am
by Inaayah
Ki diidayow, maantaba dilac. Not our business sxbyaal :dj:

Been kaste iska dhaadhiciya :clap:

Re: Wadani supporters who keep crying

Posted: Thu Nov 16, 2017 4:54 am
by MujahidAishah
Inaayah wrote: Thu Nov 16, 2017 4:37 am Ki diidayow, maantaba dilac. Not our business sxbyaal :dj:

Been kaste iska dhaadhiciya :clap:
Inaayah wrote: Wed Nov 15, 2017 10:24 pm Xaga lagu arkay dad waa wayn o mar walba sida caruurta loo sasabayo?

You have been defeated ee shut the fcuk up and naga amuusa. :roll:
I’m waiting for the moment nec say waxa guulaystey mudan muj.MBC.dadka suuxa baa la arkii

Indr maxay ku ammusan tacab baa ka galay. Ciiro already wadani wuxu siiyey xirsi gaab marka taala haysa miskin ka :lol:

But inshallah SL nabad baa ka qaalisan nin kursi doonayo illhay ummada haa kala qaboojiyo

Re: Wadani supporters who keep crying

Posted: Thu Nov 16, 2017 8:19 am
by Inaayah
Ilaahey ban nabad waydiisanay, laakin wixi is waalwaala, wala xidhaya un. Ma cid ba la baryaya?

A LOT of people who doubted Mr Bixi and his supporters ba ayaanta muraaldilaacaya and I am hear for it In'shAllah.. :win:

Re: Wadani supporters who keep crying

Posted: Thu Nov 16, 2017 3:04 pm
by waayeel101
^ Lol

Aisha iyo inayah, cidama aslubta ku biira. Dhexda xidha hablaha oo dhan idinka u qabilsan :lol:

Re: Wadani supporters who keep crying

Posted: Thu Nov 16, 2017 4:06 pm
by MujahidAishah
waayeel101 wrote: Thu Nov 16, 2017 3:04 pm ^ Lol

Aisha iyo inayah, cidama aslubta ku biira. Dhexda xidha hablaha oo dhan idinka u qabilsan :lol:
Image

Abti bal wrn

Dee haa naa cayin arimaha qarankaana haysta uun baan ka hadlaynaa. Dumar wadanka qeyb weyn baan ku leenahay

Re: Wadani supporters who keep crying

Posted: Thu Nov 16, 2017 4:59 pm
by waayeel101
Abti wa nabad
kuma cayin abti ee wan kaftamaya. Koley nabad unbay ku danbayn.
i hope no one will get killed in this tension


Hadilmee guul wadani.