The Yuusuf Soo gal.
Posted: Sat Nov 18, 2017 7:46 am
Waar suldaan bal waran? Its been a while niyaw wali ma wadankii baad joogtaa? Waaban ka war warsanayn ani iyo Muj aisha inaad intaad jaad iyo alaab kale isku qastay badadeedna aad rawaxday
we miss your crazy, funny stories. Its been a tough week ee bal lighten up ours moods by telling some effed up sheekooyin lol
