
Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
Moderator: Moderators
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
Xisbiga Waddani ayaa laga aqbalay Codsi Cusub oo Ay Ku Dalbadeen In Dib loogu Tiriyo Degmooyinka Ceel Af Weyn Gar. Adag Caynaba Goobo ka Mida Burco Iyo Goobo Kale oo Ah Bariga Somaliland Wararka Ayaa iyaguna Intaa ku Daraaya in Gudiga Doorashooyinku Hada Bilaaben Goobaha Cusub Iyado kuwii Hargaysa la Dhameeyey Arinkan Cusub Ayaa Dib u Sii Dhigi kara Najiitada oo La Filaayey in Lagu Dhawaaqo Maalinta Bari Ah.


- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
In laga yeelo may ahayn, NEC aad bay jilicsan yihiin.
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
If you love SL and want it to survive then these Clannist extremists must be placated - A huge arragonce has been mixed up with paranoia and a victimhood mentality among Waddani’s party base.
It must be prooved to them beyond doubt that the election was fair.
If that doesn’t work - Then we can kiss SL goodbye.
Get ready for the chaos

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
Waxa la yidhi gobolka hargeysa 50 sanduuq oo midkiba 50% forjeri yahay ayaa laga helay sidaas darteed ayay waddani u codsadeen ina gobolada kalena Dib loo tiriyo
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
Kingwaslawi - Has it been confirmed Hargeysa and Gabiley have been recounted, last I heard it was still ongoing.
Has Waddani accepted the recount?
Has Waddani accepted the recount?
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
This is an outright lie - Your cousins have been lying to you.kaliil wrote: Sun Nov 19, 2017 2:55 pm Waxa la yidhi gobolka hargeysa 50 sanduuq oo midkiba 50% forjeri yahay ayaa laga helay sidaas darteed ayay waddani u codsadeen ina gobolada kalena Dib loo tiriyo
The number of votes cannot exceed the number of registered voters in each polling station.
Unless that has been the case - Which it has NOT, how on earth would the forgeries be able to be identified?
One more thing does this mean waad ku qanacdeen Hargeysa and Gabiley? May it be counted a thousand times it will not change the reality that you were resoundly beaten.
What next?
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
abdikarim86 wrote: Sun Nov 19, 2017 2:53 pmIf you love SL and want it to survive then these Clannist extremists must be placated - A huge arragonce has been mixed up with paranoia and a victimhood mentality among Waddani’s party base.
It must be prooved to them beyond doubt that the election was fair.
If that doesn’t work - Then we can kiss SL goodbye.
Get ready for the chaos
![]()
You can't request particular locations to recount, Dib haloo wada tiriyo, All Burco/Togdheer, and other places dhammaan, laakiin meeshan uun ii tiriya, wax lagu hadlo maaha, waxa suura ga ah, codka beenta ahba inuu ku jiro, meelaha looga codeeyay Waddani.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
Gobolada kaleba in dib loo wada tiriyaa waa caadi, laakiin meelo gaar ah inay cod sadaan maaha.kaliil wrote: Sun Nov 19, 2017 2:55 pm Waxa la yidhi gobolka hargeysa 50 sanduuq oo midkiba 50% forjeri yahay ayaa laga helay sidaas darteed ayay waddani u codsadeen ina gobolada kalena Dib loo tiriyo
- Ben Dover
- SomaliNet Super
- Posts: 5259
- Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
- Location: getrichathome.co.uk
- Contact:
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
Waxa la yidhi


Nin weyn oo waxaa la shir yimi.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
abdikarim86 wrote: Sun Nov 19, 2017 2:56 pm Kingwaslawi - Has it been confirmed Hargeysa and Gabiley have been recounted, last I heard it was still ongoing.
Has Waddani accepted the recount?
Hargeisa and Gabiley, waa la dhameeyay, way ku qanceen, waana la isku afgartay, markaa ka dib waxay cod sadeen in loogu tiriyo, qaybo ka mid ah gobolka Sanaag, iyo degmada caynaba ee gobolka Sool, iyo Waliba meelo ka mid ah Burco.
Markii hore waa laga diiday, waxanaay dhaheen waanu ka baxnay, oo dibadda ayay uga soo baxen, haddana wada hadal kale ka dib, waa la isku afgartay oo waa laga yeelay, in dib loogu tiriyo.
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
Beenta jooji ma cusbee. Heshiiska ayuu ka mid ahaa in codadka goobaa Maryo Alool ka ama Jeegaanta oo dhan Dib loo tiriyo after beginning with Hargaysa , Gabilay, North Berbera and later Saraar region.KingWaslawi wrote: Sun Nov 19, 2017 2:37 pm Xisbiga Waddani ayaa laga aqbalay Codsi Cusub oo Ay Ku Dalbadeen In Dib loogu Tiriyo Degmooyinka Ceel Af Weyn Gar. Adag Caynaba Goobo ka Mida Burco Iyo Goobo Kale oo Ah Bariga Somaliland Wararka Ayaa iyaguna Intaa ku Daraaya in Gudiga Doorashooyinku Hada Bilaaben Goobaha Cusub Iyado kuwii Hargaysa la Dhameeyey Arinkan Cusub Ayaa Dib u Sii Dhigi kara Najiitada oo La Filaayey in Lagu Dhawaaqo Maalinta Bari Ah.
![]()
And the process is going. Waxba badhida haysku dhirbaaxna. Codadka Maryo Alool ka waa in layska hubiyo.
Nimankiinii 9 jirka iyo 4 jirka safafka codaynta galiyay ya aamini kara gaaladii ayaa xataa yaabtay.
Mid gaal ah baa Jeegaanta waydiiyay " why make children vote " wuxu ku jawaabay " we run out of adults ".
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
X.Playa wrote: Sun Nov 19, 2017 3:05 pmBeenta jooji ma cusbee. Heshiiska ayuu ka mid ahaa in codadka goobaa Maryo Alool ka ama Jeegaanta oo dhan Dib loo tiriyo after beginning with Hargaysa , Gabilay, North Berbera and later Saraar region.KingWaslawi wrote: Sun Nov 19, 2017 2:37 pm Xisbiga Waddani ayaa laga aqbalay Codsi Cusub oo Ay Ku Dalbadeen In Dib loogu Tiriyo Degmooyinka Ceel Af Weyn Gar. Adag Caynaba Goobo ka Mida Burco Iyo Goobo Kale oo Ah Bariga Somaliland Wararka Ayaa iyaguna Intaa ku Daraaya in Gudiga Doorashooyinku Hada Bilaaben Goobaha Cusub Iyado kuwii Hargaysa la Dhameeyey Arinkan Cusub Ayaa Dib u Sii Dhigi kara Najiitada oo La Filaayey in Lagu Dhawaaqo Maalinta Bari Ah.
![]()
And the process is going. Waxba badhida haysku dhirbaaxna. Codadka Maryo Alool ka waa in layska hubiyo.
Nimankiinii 9 jirka iyo 4 jirka safafka codaynta galiyay ya Iain aamini kara gaaladii ayaa xataa yaabtay.
Mid gaal ah baa Jeegaanta waydiiyay " why make children vote " wuxu ku jawaabay " we run out of adults ".
Waar yaa ilaahay yaqaan, waar dib haloo wada tiriyo, haddaanay Waddani wax isku ogayn maxay kooda in dib loo tiriyo u diidayaan.
Marya alool wax la dhahaa ma jiro, HJ badan ayaa Waddani ayay u codaysay, waad arki doontaa marka natiijada lagu dhawaaqo, cidina meel gaar ah iskuma raacsana.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
i can not believe this we ran out of adults bey jigaan leyahiin so ciyaal ba u voteya . walee jegaan dalkan iney burburiyan bey ugu tala galeen.
Waxan ka sugaya A.C Jirde iyo Ciro iyo Huura buuba iney isku yidaahan shirka weyn oo laga hadlyo danaha beelweynta Arab,Cidagale iyo Hy oo ah garxajis weyn.
Waxan ka sugaya A.C Jirde iyo Ciro iyo Huura buuba iney isku yidaahan shirka weyn oo laga hadlyo danaha beelweynta Arab,Cidagale iyo Hy oo ah garxajis weyn.
Last edited by cheifaqilbari on Sun Nov 19, 2017 3:29 pm, edited 2 times in total.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
Waddani waxba kama qabaan waanay ogolyihiin ina Dib loo wada tiriyo.wax aanay lahayn ma rabaan laakiin iyagana ina xaqooda la duudsiyo oo ka tanaasulaan ma rabaan.cod baa lagu tartamaya codka halagu kala baxo oo cid waliba waxay heshay ha qaadato.KingWaslawi wrote: Sun Nov 19, 2017 3:01 pmGobolada kaleba in dib loo wada tiriyaa waa caadi, laakiin meelo gaar ah inay cod sadaan maaha.kaliil wrote: Sun Nov 19, 2017 2:55 pm Waxa la yidhi gobolka hargeysa 50 sanduuq oo midkiba 50% forjeri yahay ayaa laga helay sidaas darteed ayay waddani u codsadeen ina gobolada kalena Dib loo tiriyo
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Waddani oo Codsaday in dib loogu tiriyo codadka, Ceel AfWeyn, Garadag, Caynaba, iyo gooba ka mid ah Burco
Miyaad ku qanacsantahay dib u tirintii Hargeysa iyo Gabiley now that the recount has finished?kaliil wrote: Sun Nov 19, 2017 3:22 pmWaddani waxba kama qabaan waanay ogolyihiin ina Dib loo wada tiriyo.wax aanay lahayn ma rabaan laakiin iyagana ina xaqooda la duudsiyo oo ka tanaasulaan ma rabaan.cod baa lagu tartamaya codka halagu kala baxo oo cid waliba waxay heshay ha qaadato.KingWaslawi wrote: Sun Nov 19, 2017 3:01 pmGobolada kaleba in dib loo wada tiriyaa waa caadi, laakiin meelo gaar ah inay cod sadaan maaha.kaliil wrote: Sun Nov 19, 2017 2:55 pm Waxa la yidhi gobolka hargeysa 50 sanduuq oo midkiba 50% forjeri yahay ayaa laga helay sidaas darteed ayay waddani u codsadeen ina gobolada kalena Dib loo tiriyo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1672 Views
-
Last post by mashallahbro
-
- 0 Replies
- 270 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 4 Replies
- 1492 Views
-
Last post by Rambie
-
- 3 Replies
- 1186 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 16 Replies
- 2966 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 12 Replies
- 1357 Views
-
Last post by joof
-
- 15 Replies
- 2224 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 1158 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 44 Replies
- 7070 Views
-
Last post by Ismail87
-
- 24 Replies
- 1508 Views
-
Last post by theyuusuf143