Page 1 of 1

Doorashadii saw may dhammaan, joojiya dacaayadda raqiiska ah haddaba, wixii intaa ka badan waa gunnimo walahi

Posted: Wed Nov 22, 2017 5:18 pm
by KingWaslawi
Nacasnimadu yaanay idinla fogaan. HY la'aanteedna Somaliland ma jirteen, mana jiri doonto, HY ayaa boqol goor iiga HA. Waayo waa dad aanu isku deegaan nahay, isna fahano, in ka badan inta aanu HA is dahano.

HA na xumaana, uma hayo, waxaanse idiin sheegayaa, qolyahan jeegaanta iyo niicda la wareegaya, halkaa aynu ku damino, sheekadan maalaa yacnigaa.

Qof wallowba wixii aad Somaliland horumar ku biirin lahayd soo diyaari. Muuse Biixina, wanaag iyo xumaan wixii uu Somaliland ku hoggaamiyo, uun baa taariikhda u gelaaya.

Aan is cafino dhammaanteenna.

Wasalaam

Re: Doorashadii saw may dhammaan, joojiya dacaayadda raqiiska ah haddaba, wixii intaa ka badan waa gunnimo walahi

Posted: Wed Nov 22, 2017 5:23 pm
by KingWaslawi
''Tabantaabadii iyo isla taakuleyn bay gacmo tammar ku yeeshaan''
Image

Re: Doorashadii saw may dhammaan, joojiya dacaayadda raqiiska ah haddaba, wixii intaa ka badan waa gunnimo walahi

Posted: Wed Nov 22, 2017 5:26 pm
by YummyMummy
Damn it man why you gotta shut down the party like that? :(

Teeda kale you know damn well hadaladaas "jeegaan" iyo "maryo-alool" anagu inaynu meesha keenin, dadkii keenay hadday ka cabaadayaan inay ku laabattay, iyagay u taalaa :D

Re: Doorashadii saw may dhammaan, joojiya dacaayadda raqiiska ah haddaba, wixii intaa ka badan waa gunnimo walahi

Posted: Wed Nov 22, 2017 5:30 pm
by theyuusuf143
si ay habaryonis u barato sida ummada wax loola yeesho waa inay cashar ka bartaan jeegaanta. oo ay joojiyaan keli daaqnimada iyo qabweynida beenta ku dhisan.

Re: Doorashadii saw may dhammaan, joojiya dacaayadda raqiiska ah haddaba, wixii intaa ka badan waa gunnimo walahi

Posted: Wed Nov 22, 2017 5:37 pm
by KingWaslawi
Mar haddii doorashadii lagu kala calaf qaaday, rag waxa lagu yaqaan mar inay kaftamaan, marna gacmaha is qabsadaan oo hore u sii socdaan.

Doorashadii way dhamaatay, kaftanku xad ayuu leeyahay, hadduu se xadkiisa dhaafo, maalaa yacni ayuu isku beddelaa.

Re: Doorashadii saw may dhammaan, joojiya dacaayadda raqiiska ah haddaba, wixii intaa ka badan waa gunnimo walahi

Posted: Wed Nov 22, 2017 5:38 pm
by theyuusuf143
KingWaslawi wrote: Wed Nov 22, 2017 5:37 pm Mar haddii doorashadii lagu kala calaf qaaday, rag waxa lagu yaqaan mar inay kaftamaan, marna gacmaha is qabsadaan oo hore u sii socdaan.

Doorashadii way dhamaatay, kaftanku xad ayuu leeyahay, hadduu se xadkiisa dhaafo, maalaa yacni ayuu isku beddelaa.
:up: kugu waafaqsani

Re: Doorashadii saw may dhammaan, joojiya dacaayadda raqiiska ah haddaba, wixii intaa ka badan waa gunnimo walahi

Posted: Wed Nov 22, 2017 5:39 pm
by TheLoFather
Image

Re: Doorashadii saw may dhammaan, joojiya dacaayadda raqiiska ah haddaba, wixii intaa ka badan waa gunnimo walahi

Posted: Wed Nov 22, 2017 5:50 pm
by YummyMummy
^ I know innit? :lol: :lol: ciidku waa 3 maalmood :(

Laakin Boqor Waslaawi xaq buu ku wacdiyay :up:

He also set the record for the longest thread title on SNet :lol:

Re: Doorashadii saw may dhammaan, joojiya dacaayadda raqiiska ah haddaba, wixii intaa ka badan waa gunnimo walahi

Posted: Wed Nov 22, 2017 6:23 pm
by TheLoFather
KingWaslawi wrote: Wed Nov 22, 2017 5:18 pm Nacasnimadu yaanay idinla fogaan. HY la'aanteedna Somaliland ma jirteen, mana jiri doonto, HY ayaa boqol goor iiga HA. Waayo waa dad aanu isku deegaan nahay, isna fahano, in ka badan inta aanu HA is dahano.

HA na xumaana, uma hayo, waxaanse idiin sheegayaa, qolyahan jeegaanta iyo niicda la wareegaya, halkaa aynu ku damino, sheekadan maalaa yacnigaa.

Qof wallowba wixii aad Somaliland horumar ku biirin lahayd soo diyaari. Muuse Biixina, wanaag iyo xumaan wixii uu Somaliland ku hoggaamiyo, uun baa taariikhda u gelaaya.

Aan is cafino dhammaanteenna.

Wasalaam
Horta sidaas wey wanaagsantahey waana hadal wacan.

Sxb hal aan kuu sheego!,... HY cidna uugama xigtid, waa walaalaheyn oo hooyaana na wada dhashey, cid tidhi HY la'aanteed bey Somaliland jiri karta ama jiri doontaa ma jirto. Walaahi HY la'aantood cuntoduba nagama dagto.

Bal se iyakaa sheeko xumada iyo niicniicdaba bilaabey oo bishu sideey u bilanteyba iyo ko hor, ceytamayey oo hanjabayey iyakoo waxba noola hadhin faankoodii iyo ana libaax ah oo lix xiniinyo leh nagu haye. Markaa Inaadheer, markooda ha u adkeystaan ileen what goes around comes around weeyi.

Sheeko jeegaanta iyo guusha waa la warwareejinayayoo lala wareeeegaya oo sanka laga marmarin oo la tusi libaaxu inuu bisad yahey.

Aduu deee ilaaa iyo the Inauguration Day :)