Page 1 of 1

The President's Character

Posted: Thu Nov 23, 2017 12:20 pm
by GenkinMaru
There is a lot of misinformation on the person that is Muj. Muse Bixi, Some deliberate, some because of plain ignorance. Howere the character of Muse bixi is well known in every corner of Somaliland. Here is another well respected Mujahid speaking on the character of Muse Bixi. If you love and respect Somaliland and its mujahids you will know that our Country is in good hands now.



Here he is in his hayday:


Re: The President's Character

Posted: Thu Nov 23, 2017 2:25 pm
by cheifaqilbari
xassan cisse jaamac, waa nin asal ah somalilander nimo ah.
hada ubathy ined ogaadthy nink ragnimo somalilander wakas.
dhalinyarimdisi, aqoonti , naftiisi waxu ku badashy dalakiisa hoyo iyo daakisa.
yurub wuu iska jooga kari laah, laakin 1000s like him , ummadodu malinti ugu adkey uyimaden.
waliba waa ni ahlu deen ah oo afgaab. noolow muj.x.cisse.jaamac.

Re: The President's Character

Posted: Sat Nov 25, 2017 5:41 am
by Almis87
Xaaji Cabdi waraabe ka hadlaya muuse biixi.

Videoganna waxaad ka helaysaa Abwaan Xasan Xaaji Cabdullahi "Xasan Geney" , Sh cadullahi Sh Cali Jawhar. Waxa kale oo ku jira X Canbdi Waraabe


Kanina waa Boobe Y Ducaale oo intuba isku raacay in Muuse u qalmo xilkan madaxweynenimo

Re: The President's Character

Posted: Sat Nov 25, 2017 12:48 pm
by X.Playa
Almis87 wrote: Sat Nov 25, 2017 5:41 am Xaaji Cabdi waraabe ka hadlaya muuse biixi.

Videoganna waxaad ka helaysaa Abwaan Xasan Xaaji Cabdullahi "Xasan Geney" , Sh cadullahi Sh Cali Jawhar. Waxa kale oo ku jira X Canbdi Waraabe


Kanina waa Boobe Y Ducaale oo intuba isku raacay in Muuse u qalmo xilkan madaxweynenimo
2 salad muuse ah yo the oldest faqash pimp in the country. Markhaatigoodu waxba ma tarayo.

Re: The President's Character

Posted: Sat Nov 25, 2017 1:59 pm
by Almis87
X.Playa wrote: Sat Nov 25, 2017 12:48 pm
Almis87 wrote: Sat Nov 25, 2017 5:41 am Xaaji Cabdi waraabe ka hadlaya muuse biixi.

Videoganna waxaad ka helaysaa Abwaan Xasan Xaaji Cabdullahi "Xasan Geney" , Sh cadullahi Sh Cali Jawhar. Waxa kale oo ku jira X Canbdi Waraabe


Kanina waa Boobe Y Ducaale oo intuba isku raacay in Muuse u qalmo xilkan madaxweynenimo
2 salad muuse ah yo the oldest faqash pimp in the country. Markhaatigoodu waxba ma tarayo.
Adiga niyow cudur M Biixi la yidhaahdo ayaa ku haya baryahan markaas dee waanu soo ducayn uun in ilaaay ku shaafiyo :lol: