Page 1 of 1

Doqoni meel lagu tartamay moodaa in lagu kala tagay!

Posted: Thu Nov 23, 2017 1:39 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC


Yesterday's rival today's brothers. You can see theres no animosity between them. This video will heal lots of wounds and bring our people together again. United we moved forward :sland: :blessed:

Re: Doqoni meel lagu tartamay moodaa in lagu kala tagay!

Posted: Thu Nov 23, 2017 1:47 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Gulaaftankii iyo tartankii lasoo galay wayno gaba gabaynoo
Gabaynoo cidna gudabi uma taal

Does anyone know the name of this song?

Re: Doqoni meel lagu tartamay moodaa in lagu kala tagay!

Posted: Thu Nov 23, 2017 1:53 pm
by KingWaslawi
Ilaahay isha cadawga ha inaga duwo, reer Somalailand waa ul iyo diirkeed.

Re: Doqoni meel lagu tartamay moodaa in lagu kala tagay!

Posted: Thu Nov 23, 2017 2:18 pm
by cheifaqilbari
good pictures, waxkasto daca waa iney qaranimda ka weynato. dhalinyarda la tuso, iney siyaasintey yahye dad isku calool furan.

hadey nhy somaliland 100sano ugu dambeysey qax iyo dagaal wankaso daaley, kii haye wa iney u duceyno.

Re: Doqoni meel lagu tartamay moodaa in lagu kala tagay!

Posted: Thu Nov 23, 2017 2:20 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
cheifaqilbari wrote: Thu Nov 23, 2017 2:18 pm good pictures, waxkasto daca waa iney qaranimda ka weynato. dhalinyarda la tuso, iney siyaasintey yahye dad isku calool furan.

hadey nhy somaliland 100sano ugu dambeysey qax iyo dagaal wankaso daaley, kii haye wa iney u duceyno.
:up:

I can tell you are wadani dhaba. Markay doorashadu dhamaatayba wadanka ayaad ka hore marisay qabiil :up: