Page 1 of 1

Hees Jees Nimco Yasin n Fiska

Posted: Fri Nov 24, 2017 4:11 am
by DalJecel60
Shanba jira wada dasho
Jeex iyo Karin wada dagoo
Jadinka la quuta iyo Maryaha kala jeexan jiray.

Waxa kala Jidhay nacab
jahaba bu qaar ku daray
hadi ayn wada jirayn
Jabuuti iyo Garrisa Jigjiga loo wada damayn

Ma jidan ma is jidaana
jayaha ii dalay baa
hadaan jiro ma jab baa?

Fska

Janba jira wada dasho
jeex iyo Karin wada dagoo
jadiinka la quuto iyo
maryaha kala jexan jiray

waxa kala jiday nacab
jahaba buu qaar ku daray
ada ila jiray jiree
Jabuuti iyo Garrisa Jigjiga aan doonanee


Jirbaan nahay wada dashee
yaan cadowgeen uu jabin.
iyo midaan nakala jeclayn

https://m.youtube.com/watch%3Fv%3D-feXy ... ABbrR-u1wb