Page 1 of 2
About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Tue Nov 28, 2017 5:26 pm
by TheLoFather
Horta is it true that the Siilaanyo administration had sold the Burco Police Station and its compound to Dahabshiil and that a new police station would be build at another location?
I asked this because there are rumours that President Elect. MBC has ordered the decision to be reversed and for it to be rebuild and modernised and at it's current location and remain a government property.
p.s. waa sual iga daacad ah and just trying to get some info about the issues surrounding Saldhiga Dhexe ee Burco. I know Soomaalidu wax bey iska maleeysaayee si kale ha u qaadan!
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Tue Nov 28, 2017 6:24 pm
by KingWaslawi
Waar laba meelood ayaad isku khaldaysaa, meesha hore waxay guryihii Police ka ee Police line - Waxaa laga dhisayayy Mall ka ugu weyn magaalda waana, socataa hawshiisu, dhawr goor baa dad dano gaara leh is yidhaadeen is hortaaga laakiin, waxba way suurtoobi wayday, halkan hoose ka eeg sawirka dhismaha laga waddo.
Meesha labaadna waa Saldhigii dhexe ee Burco - badhtanka magaalda ku yaala, dahabshiil ayaa ku iibsaday $5m, booliskana wuxuu u dhisayaa meel kale oo looga dhisaay Burco police HQ oo loogu dhisaayo $10M.
Meesha police laga rarayna dahabshiil ayaa ka dhisaya new towers ku kacaya $20m
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Tue Nov 28, 2017 6:25 pm
by KingWaslawi
Waa lakala saxeeday berri hore.
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Tue Nov 28, 2017 7:04 pm
by TheLoFather
KingWaslawi wrote: Tue Nov 28, 2017 6:25 pm
Waa lakala saxeeday berri hore.
Gartay huuno laakin dhawr suaalo adigoo raali ah!
Kuma iyo Ayaa kala saxeexday hantida qaranka iyo ummada?
Wax feasibility study ah xukumadu may sameeysay si ey u ogaato in saldhiga dhexe modernisation ey ku haboontahey in xalkiisaa dib la gu dhiso iyo iney ka haboontahey in la raro, intaaynay iibkaba ku fikirin oo Dahabshiil picturekaba soo galin?
Hadii xukumadu garatey ina saldhiga dhaxe booliska Burco ee bartamaha kuyaal eey rarto oo dhulkaana iibiso , dadweynaha dalka ma u soo bandhigtey meeshaas, si eey kuwii iibsan karaa ey uugu tartamaan si ey u iibsadaan?
Mise shaqsiyaad (dahabshiil) umbey si gaar ah ula tagtey oo ka iibisay?
Mise ma Dahabshiil baa ka soo codsaday in meeshaas laga iibiyo maadaama uu arkey ineey tahey strategic location ka dibna xukumadu ka iibisay?
Constitutionka jamuuriyadu ma waafaqsanyahey waxaa lakala saxeexday iyo sida loo kala saxeexday?
I hope you understood my questions and Thanks in advance for your truthful answers
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Tue Nov 28, 2017 7:57 pm
by KingWaslawi
Aniga su'aal boolis ha i waydiinin, dawladda ayaa masuul ka ahayd in la iibiyo dhulkan.
Takale dhulka dawladda aad ka hadlaysaa muxuu, yahay, Hargeisa ayuu daran marka hanti dawladeed laga hadlayo, Burco waaba mid iyo laba. Hargeisa, xataa waxa la xaraashay iskuuladii iyo library yadii.
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Tue Nov 28, 2017 8:58 pm
by AwRastaale
I don’t believe Burao saw $5m transaction and will see another $30m.
Divide everything by 10.
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Tue Nov 28, 2017 9:14 pm
by cheifaqilbari
muuse oo kulel baa soo socda u daa .
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Tue Nov 28, 2017 11:25 pm
by TheLoFather
KingWaslawi wrote: Tue Nov 28, 2017 7:57 pm
Aniga su'aal boolis ha i waydiinin, dawladda ayaa masuul ka ahayd in la iibiyo dhulkan.
Takale dhulka dawladda aad ka hadlaysaa muxuu, yahay, Hargeisa ayuu daran marka hanti dawladeed laga hadlayo, Burco waaba mid iyo laba. Hargeisa, xataa waxa la xaraashay iskuuladii iyo library yadii.
Huuno su'aal booliska maxaa lagu diidayaa ma xaqiiqda laga gabanaya oo accountibility ayaan la dooneeyn?
Takale sheekadu Hargeisa iyo Burco mataagna, ee waxa weeyi xukumadi, hantida qaranka iney sida bacadlayaasha u xaraashto MAAHA!, ganacsato beel ey wadaagaana eexasho ku siiso MAAHA! Waa ina su'aal booliis lagu toojargareeyaa oo lala xisaabtamaa. Hantida qarankee Burco iyo Hargeisaad sheegiye Alla i Leh mey noqoto tu FutoBiciid lol (wherever hell that maybe) taala.
Waxa hada ii cadaatey wixii lagu sheegi jirey xukuumadan todobada sano dalka ka soo talineysay. Waxaas o ah musuqmaasuq, u kala eexasho beeleed iyo ineey ganacsato gaar ah dhabta uugu fadhiday.
.... we are cognizant of where the government has fallen short in the past seven years. Corruption in particular remains all too present within Somaliland, and we will seize this opportunity to root it out and rebuild the state apparatus to work in the best interest of all citizens. This will include appointing a cabinet guided by the principle of inclusive meritocracy: I will oversee a highly competent ministerial line-up of experts in their respective domains, which has greater gender balance and is more representative of Somaliland’s population than before....
said the President elect R.H. Muuse Biixi Cabdi in letter to the Financial Times
Though I am very very much optimistic and hopeful about the up coming administration make no mistake about it qaranka Somaliland and its ordinary citizens will get what is theirs.
Si kastaba hanoqotee This God protected Republic xaqooda waa heli and justice will be served And WALLEEE Waa la iskala daba iman oo masuulkastaa (whether Mr Biixi or Mr Siilaanyo or anyone else in position of power ) iyo ganacsatoba abaalkood iyo waxey galabsadeen Waa heli, Waana la daba galayaa ilaa iiilka!
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Wed Nov 29, 2017 7:11 am
by AlXaaj
KingWaslawi wrote: Tue Nov 28, 2017 6:24 pm
Waar laba meelood ayaad isku khaldaysaa, meesha hore waxay guryihii Police ka ee Police line - Waxaa laga dhisayayy Mall ka ugu weyn magaalda waana, socataa hawshiisu, dhawr goor baa dad dano gaara leh is yidhaadeen is hortaaga laakiin, waxba way suurtoobi wayday, halkan hoose ka eeg sawirka dhismaha laga waddo.
Meesha labaadna waa Saldhigii dhexe ee Burco - badhtanka magaalda ku yaala, dahabshiil ayaa ku iibsaday $5m, booliskana wuxuu u dhisayaa meel kale oo looga dhisaay Burco police HQ oo loogu dhisaayo $10M.
Meesha police laga rarayna dahabshiil ayaa ka dhisaya new towers ku kacaya $20m
Waar ninyow dadka beenta ka daa. Maalkan aad soo sawirtay wax dhisma ah lagamaa bilaabin. Qorshuhu in la dhiso ayay ahayd laakin markii bilaaba la is yidhi ayaa isbedel yimi iyaado cidna ogayn. Iminka meeshii waxay isu bedeshay stoodhadh sidii kuwa onodka oo kale uu eeg oo rag ganacsata ah la leeyahay way iibsadeen. Wali ilaa hadda ma kala cadda sababta sidan wax loo yidhi. Kuwan dhisanayaa waxaaba ay leeyihiin ilaa berigii dagaalada ayaan dhulka lahayn, kuwa kalena waa dhul dawladeed ayay leeyihin.
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Wed Nov 29, 2017 7:58 am
by KingWaslawi
^^^
Dhismaha mallka ayaa socday july 2017 ayaa iigu danbeysay meeshan. Markaan dhismaha mallku wuu socday.
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Wed Nov 29, 2017 9:18 am
by AlXaaj
KingWaslawi wrote: Wed Nov 29, 2017 7:58 am
^^^
Dhismaha mallka ayaa socday july 2017 ayaa iigu danbeysay meeshan. Markaan dhismaha mallku wuu socday.
Inta la bilaabay ayaa intii yarayd la burburiyey markaasa qolaal kuwii onodka oo kale lagu bedelay. Waa wax aad u maalayacni ah waxa ay wadaan. Waxaan in mar uun laga gudbayo ayaan is lahaa laakin ninba dantiisa ayuun bu eegayaa. Cala kuli xaal muran ba ka socda iminka.
http://burcoonline.com/articles/67948/H ... Uga-hadlay
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Wed Nov 29, 2017 9:56 am
by KingWaslawi
Wtf, maxaa ku dhacay dhismihii la waday? Laakiin mall kale ayaa jira oo aad u weyn, oo aan kan ka fogayn, isaga dhismihiisu waaba dhammaad.
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Wed Nov 29, 2017 10:09 am
by kaliil
KingWaslawi wrote: Wed Nov 29, 2017 9:56 am
Wtf, maxaa ku dhacay dhismihii la waday? Laakiin mall kale ayaa jira oo aad u weyn, oo aan kan ka fogayn, isaga dhismihiisu waaba dhammaad.
Adigu miyaanad burco joogin waxa burco ka socda sidee baanad u ogayn?
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Wed Nov 29, 2017 10:26 am
by X.Playa
kaliil wrote: Wed Nov 29, 2017 10:09 am
KingWaslawi wrote: Wed Nov 29, 2017 9:56 am
Wtf, maxaa ku dhacay dhismihii la waday? Laakiin mall kale ayaa jira oo aad u weyn, oo aan kan ka fogayn, isaga dhismihiisu waaba dhammaad.
Adigu miyaanad burco joogin waxa burco ka socda sidee baanad u ogayn?
Waar dadkan dalka jooga qurbo joogta ayaa ka xoog ogaalsan.
Wakhtigooda 99% waa Facebook iyo ma dhabaa jacayl waa loo dhintaa
Re: About The Burco Police Compound That Was Apparently Transferred To Or Was Bought Up By Dahabshiil
Posted: Wed Nov 29, 2017 10:27 am
by X.Playa
Is there anything that hasn't been sold to Dahabshiil yet?