Page 1 of 1

Mustafa Martin oo si qoto dheer uga hadlay...

Posted: Wed Nov 29, 2017 6:27 am
by Maroodijex

Re: Mustafa Martin oo si qoto dheer uga hadlay...

Posted: Wed Nov 29, 2017 3:29 pm
by AlXaaj
I always stop listening when I heard someone starts talking about 'badbaado qaran'. The country is in good state, reeraha iyo dhaqankooduna wax cusb maaha.

Re: Mustafa Martin oo si qoto dheer uga hadlay...

Posted: Thu Nov 30, 2017 10:12 am
by Almis87
Ninkani wuxuu xeerinayo ma jiraan. Wuxuu ku tala galay kicin dadweyne waxay doonto ha ku qaadatee. Wa beenaale aab libiqsan wuxuu doonyaa waa wax kaliya. Waa burbur.

Re: Mustafa Martin oo si qoto dheer uga hadlay...

Posted: Thu Nov 30, 2017 11:19 am
by Timiro1999
Ninkani Wuxuu sheegey arin jirta, inkastoo aan anigu hore u ogaa dadka intii aan ogeyn ayaa loo bidhaamiyey

Re: Mustafa Martin oo si qoto dheer uga hadlay...

Posted: Thu Nov 30, 2017 11:36 am
by xiimaaya
Habar jirmis afka ha laga garaco .. waa Oromo dhulka ka saraa

Re: Mustafa Martin oo si qoto dheer uga hadlay...

Posted: Thu Nov 30, 2017 12:14 pm
by cheifaqilbari
xiimaaya wrote: Thu Nov 30, 2017 11:36 am Habar jirmis afka ha laga garaco .. waa Oromo dhulka ka saraa
cay badana kani maa walashi ban so furey.

Re: Mustafa Martin oo si qoto dheer uga hadlay...

Posted: Thu Nov 30, 2017 12:27 pm
by cheifaqilbari
mustaafa aar "martin" wa nin aqoonyhe waxa loobahin isagoo kle in aqoontisa dadkisa iyo dalkissa uu wax ku darto.. Somaliland cadow badan bey ledahy isku doobinamda iyo isku xihdanteeda markasta wa muhim.

Re: Mustafa Martin oo si qoto dheer uga hadlay...

Posted: Sat Dec 02, 2017 10:13 am
by theyuusuf143
wax alaale wax lagu shubtay ma jiraan, wax dacwad ahna asxaabta mucaaridku umay gudbin maxkamada sare, sidaa darteed ninkan wuxu ku gefay shuruucda dalka waa in laga mamnuucaa inuu dib dalka ugu soo laabto.