Page 1 of 1

dusamareb heshiis with Xaaf

Posted: Fri Dec 01, 2017 10:18 am
by sahal80
Never mentioned him moving to dusamareeb(new cayr-Sacad alliance)

1:- In Ahlu Sunna ay aqbashay magaca Galmudug
2:- In Ahlu Sunna ay aqbashay ku biiritaanka Galmudug
3:- In Ahlu Sunna ay xubno ku yeelato Baarlamaanka Galmudug
4:- In Ahlu Sunna ay yeelato Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud, Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Galmudug iyo Taliye-yaasha Ciidamada Nabad Suggida & Booliska Galmudug

Madaxda Ahlu Sunna iyo Galmudug, ayaa maalmahaanba dalka Jabuuti u joogay, sidii ay isugu soo dhawaan lahaayeen tas oo keentay in ay heshiiskaan gaaraan




Strong man of Mogadishu Khayre said HG limitationkeeda(yacnii intee ku fakiraan kkk) waa guryaha iyo hubka marka faraha halooga qaado.

Taloow goaankaan maka fujin doonaa kursiga pmka?

http://www.warkii.com/xog-beelaha-habar ... jo-kheyre/

Re: dusamareb heshiis with Xaaf

Posted: Fri Dec 01, 2017 3:01 pm
by FarhanYare
Ahlusubag don't represent ayr the scambags as ayr as a whole are die hard Galmudugians. What finally broke the camel's back?
Anyway, this is great!! :dj:

Re: dusamareb heshiis with Xaaf

Posted: Sat Dec 02, 2017 11:34 am
by Adali
The sufis are not very pro warlord xaaf he must have bribed them,