Page 1 of 1

Shidaal OODWEYNE iyo Somaliland warka maanta

Posted: Sun Dec 03, 2017 9:26 pm
by cheifaqilbari
Wararka hoose ooo cheif aqeel heley cawa waxey sheegan ine shidaalka oilweyne lasu saaro sanakdan 2018 . already test drilling, surving iyo dhaman shaqada adeeg wey dhamantey. shidaalka waxa laga heley wabi hoose oo shirkado sir u ah cawa kadib markey baadhis adag gashay. warkan aan hagan kuso qori , wax war uu wasir cabdi hussien ducaale uu heysto lkn uu sogi into shaqado dhaamneyso.

daad baa isle , shidaal dalko kuma jiro, well waaakan waana sooray.


ee tani maanta ku waaberysta. hadu awoowe kuu sheegi jirey ino Somaliland shidaal laadehay maanta adigu nool baa arig iyadu berbera laga dhoofiyo.

:stylin:

Re: Shidaal OODWEYNE iyo Somaliland warka maanta

Posted: Mon Dec 04, 2017 12:31 am
by kaliil
Oodweyne shidaal wuu leeyahay laakiin waxba yaan lasoo saarine sidaa kayd Hanoo ahaado.7 sano oo kulmiye dalka dhan xaraashayay oo lacag badan ka sameeyeen mashruucyo badana heleen oodweyne hal ceelna looma qodin wadadana lagama caawin markaa ma imikay hungurayn shidaalkiisa?

Re: Shidaal OODWEYNE iyo Somaliland warka maanta

Posted: Mon Dec 04, 2017 9:58 am
by xisaabiye1
Dalka shidaal iyo macden ayaa kabuuxda bari ila galbeed. I hope to see our ppl wealthy. Kawaran anago qurbaha jooga receiving monthly bill from families back home :eat:

Re: Shidaal OODWEYNE iyo Somaliland warka maanta

Posted: Mon Dec 04, 2017 11:25 am
by X.Playa
They have been digging and surveying for a long time and after big buzz on media nothing is found the company just disappears.

Its long boring story with no end.

Re: Shidaal OODWEYNE iyo Somaliland warka maanta

Posted: Mon Dec 04, 2017 1:05 pm
by original dervish
It's coming up to Christmas let your folks dream on. :) :up: :eat: